{"id":73318,"date":"2023-09-28T20:36:17","date_gmt":"2023-09-28T20:36:17","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=73318"},"modified":"2023-09-28T20:36:17","modified_gmt":"2023-09-28T20:36:17","slug":"asarbijaan-oo-qabatay-hoggaamiyihii-gobolka-nagorno-karabakh","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/09\/28\/asarbijaan-oo-qabatay-hoggaamiyihii-gobolka-nagorno-karabakh\/","title":{"rendered":"Asarbijaan Oo Qabatay Hoggaamiyihii Gobolka Nagorno-Karabakh"},"content":{"rendered":"<p>USA (Arabsiyo) &#8211; Ciidamada amniga ee Azerbaijan ayaa Arbacadii sheegay inay xabsiga dhigeen hoggaamiyihii hore ee xukuumadda gooni u goosadka ah ee gobolka Nagorno-Karabakh, xilli uu isku dayayey inuu u baxsado dhinaca Armenia.<\/p>\n<p>Tallaabadan ayaa ku soo beegantay iyada oo milateriga dalkaasi ay hawlgallo ka wadaan gobolkaas, ka dib markii ay gacan-ku hayntiisana kala wareegeen kooxaha ka soo jeeda qowmiyadda Armenia.<\/p>\n<p>Ciidamada xuduudda ilaaliya ee Azerbaijan ayaa si rasmi ah u shaaciyey xadhiga Ruben Vardanyan, iyaga oo doonaya inay muujiyaan sida xukuumadda Azarbaijan ay gacanta ugu hayso gobolka Nagorno-Karabakh.<\/p>\n<p>Hoggaamiyahan ayaa loosoo duuliyey dhinacaas iyo caasimadda Baku, halkaas oo masuuliyiinta dalkaasi ay ka go&#8217;aan gaadhi doonaan wixii laga yeelayo.<\/p>\n<p>Vardanyan ayaa doonayey inuu ku biiro kumanaan Armeniyiin ah oo toddobaadyadan u dambeeyeyba ka cararayey gobolka Nagorno-Karabakh. Masuuliyiinta Armeniyiinta ah ayaa sheegaya in tirada halkaas ka qaxday ay gaadhayaan illaa 47,000 oo ka mida 120,000 ee Armeniyiinta ahaa ee gobolkan ku noolayd.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>USA (Arabsiyo) &#8211; Ciidamada amniga ee Azerbaijan ayaa Arbacadii sheegay inay xabsiga dhigeen hoggaamiyihii hore ee xukuumadda gooni u goosadka ah ee gobolka Nagorno-Karabakh, xilli uu isku dayayey inuu u baxsado dhinaca Armenia. Tallaabadan ayaa ku soo beegantay iyada oo milateriga dalkaasi ay hawlgallo ka wadaan gobolkaas, ka dib markii ay gacan-ku hayntiisana kala wareegeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-73318","post","type-post","status-publish","format-standard","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-j4y","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73318","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=73318"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73318\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":73319,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73318\/revisions\/73319"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=73318"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=73318"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=73318"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}