{"id":73314,"date":"2023-09-28T20:30:33","date_gmt":"2023-09-28T20:30:33","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=73314"},"modified":"2023-09-28T20:30:33","modified_gmt":"2023-09-28T20:30:33","slug":"toogasho-ka-dhacday-dalka-holland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/09\/28\/toogasho-ka-dhacday-dalka-holland\/","title":{"rendered":"Toogasho Ka Dhacday Dalka Holland"},"content":{"rendered":"<p>Holland (Arabsiyo) &#8211; Booliska dalka Holland, ayaa sheegay in dad aan tiradooda la garaneyn lagu dilay magaalada Rotterdam kadib toogasho halkaa dhacday.<\/p>\n<p>Nin weerarka soo qaaday oo 32 jir ah, ayaa markii hore rasaas ku furay guri, isagoo dhaawacay laba qof, ka hor inta aanu dabka qabadsiin dhismaha, sida ay ku warrantay warbaahinta gudaha.<\/p>\n<p>Ka dib waxa uu u dhaqaaqay Xarunta Caafimaadka ee Erasmus ee magaalada halkaas oo uu ku toogtay ugu yaraan hal qof oo kale.<\/p>\n<p>Ciidamo bilays ah oo hubaysan ayaa markii dambe gudaha u galay dhismaha, iyagoo xidhay tuhmanaha togashada sameeyay.<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Holland (Arabsiyo) &#8211; Booliska dalka Holland, ayaa sheegay in dad aan tiradooda la garaneyn lagu dilay magaalada Rotterdam kadib toogasho halkaa dhacday. Nin weerarka soo qaaday oo 32 jir ah, ayaa markii hore rasaas ku furay guri, isagoo dhaawacay laba qof, ka hor inta aanu dabka qabadsiin dhismaha, sida ay ku warrantay warbaahinta gudaha. Ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":27932,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-73314","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/111.jpg?fit=640%2C360&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-j4u","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73314","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=73314"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73314\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":73315,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73314\/revisions\/73315"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27932"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=73314"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=73314"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=73314"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}