{"id":7327,"date":"2015-03-04T10:42:19","date_gmt":"2015-03-04T10:42:19","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=7327"},"modified":"2015-03-04T10:42:19","modified_gmt":"2015-03-04T10:42:19","slug":"guddoomiye-cali-yuusuf-muxuu-ka-yidhi-burburka-wada-hadalladii-somaliland-iyo-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/03\/04\/guddoomiye-cali-yuusuf-muxuu-ka-yidhi-burburka-wada-hadalladii-somaliland-iyo-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Guddoomiye Cali Yuusuf Muxuu Ka Yidhi Burburka Wada Hadalladii Somaliland Iyo Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<h2><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/36713-150x150.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-7328\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/36713-150x150.jpg?resize=150%2C150\" alt=\"??????????????????????\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a><\/h2>\n<h2>Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee aqalka Golaha wakiilada Somaliland, Cali Yuusuf Axmed ayaa Somaliya ku eedeeyay inay jabisay Wada hadalkii Labada dal Muddada badan u soo socday, waxaanu sheegay in aanay Somaliland marna la hadlayn Soomaaliya ilaa inta ay ka saarayso cidda uu sheegay Nimanka u shaqo tagay dawlada Xamar.<\/h2>\n<h2>\u00a0Cali Yuusuf waxa uu iftiimiyay in beesha caalamku ka war hayso dalka aan ogolayn wada hadalka \u201cHakadka Ku yimid Wadahadalka Somaliland iyo Somaliya waxa Masuuliyaddeeda iska Leh Dawladda Somaliya, horena waxa loo wada hadlayey laba Dawladood oo ah somaliland iyo Somaliya kulamadii Horena Sidaas ayay ku Socdeen,Somaliyana inay kiis iska waal tahay oo Wada hadalka Burburinayso way caddahay, Rag Somaliland Ah ayay yidhaaheen Somaliland la hadla\u201d ayuu yidhi, waxaanu intaasi ku daray \u201cQoladan la yidhaaahdo Somaliland Lasoo hadla ee Dhalasho Ahaana Ka soo jeedaa waa Rag Shaqo Tagay wax inaga dhaxeeyaa Ma jiraan waxa ay iyagu Go\u2019aan Ka gaadhi Karaan Ma jiro Waana Shaqsiyaad ay Somaliya Soo Dirsatay, Burburka Wada hadalka ku dhacayna Somaliya ayaa la Saarayaa Masuuliyadeeda\u201d<\/h2>\n<h2>Guddoomiyaha ayaa sidaasi ku sheegay shir-jaraa\u2019id oo uu shalay ku qabtey Magaalada Hargeysa.<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee aqalka Golaha wakiilada Somaliland, Cali Yuusuf Axmed ayaa Somaliya ku eedeeyay inay jabisay Wada hadalkii Labada dal Muddada badan u soo socday, waxaanu sheegay in aanay Somaliland marna la hadlayn Soomaaliya ilaa inta ay ka saarayso cidda uu sheegay Nimanka u shaqo tagay dawlada Xamar. \u00a0Cali Yuusuf waxa uu iftiimiyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":7328,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7327","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1Ub","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7327","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7327"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7327\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7327"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7327"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7327"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}