{"id":73259,"date":"2023-09-23T16:19:29","date_gmt":"2023-09-23T16:19:29","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=73259"},"modified":"2023-09-23T16:19:29","modified_gmt":"2023-09-23T16:19:29","slug":"somaliland-oo-sheegtay-inuu-ku-soo-duulay-cadow-madow-iyo-caddaanba-leh","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/09\/23\/somaliland-oo-sheegtay-inuu-ku-soo-duulay-cadow-madow-iyo-caddaanba-leh\/","title":{"rendered":"Somaliland Oo Sheegtay Inuu Ku Soo Duulay Cadow Madow Iyo Caddaanba Leh"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Xukuumadda Somaliland, ayaa dhalinyarada dalka ugu baaqday inay u midoobaan difaaca Qaranka.<\/p>\n<p>Xukuumaddu waxay sheegtay in Somaliland uu ku soo duulay cadow Madow iyo caddaanba leh oo iskaashanaya, sidaa darteed loo baahan yahay in dhallinyaradu gacmaha isku qabsato sidii Qaranka loo difaaci lahaa.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha Cabdiqaadir Iimaan Warsame oo hadal ka jeediyey Munaasibad lagu soo bandhigay Buug uu Taariikhda Soomaalida ka qoray Ambassador Xuseen Cali Ducaale (Cawil), ayaa sidoo kale ka hadlay ahmiyadda akhriska iyo qoraalku u leeyihiin dadka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Xukuumadda Somaliland, ayaa dhalinyarada dalka ugu baaqday inay u midoobaan difaaca Qaranka. Xukuumaddu waxay sheegtay in Somaliland uu ku soo duulay cadow Madow iyo caddaanba leh oo iskaashanaya, sidaa darteed loo baahan yahay in dhallinyaradu gacmaha isku qabsato sidii Qaranka loo difaaci lahaa. Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha Cabdiqaadir Iimaan Warsame oo hadal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":73260,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-73259","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/wasiirka-beeraha-1.png?fit=565%2C419&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-j3B","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73259","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=73259"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73259\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":73261,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73259\/revisions\/73261"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/73260"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=73259"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=73259"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=73259"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}