{"id":73250,"date":"2023-09-23T16:12:30","date_gmt":"2023-09-23T16:12:30","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=73250"},"modified":"2023-09-23T16:12:30","modified_gmt":"2023-09-23T16:12:30","slug":"madaxweynaha-kenya-oo-qm-faham-khaldan-ka-siiyey-wada-hadallada-somaliland-iyo-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/09\/23\/madaxweynaha-kenya-oo-qm-faham-khaldan-ka-siiyey-wada-hadallada-somaliland-iyo-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Kenya Oo QM Faham Khaldan Ka Siiyey Wada-hadallada Somaliland Iyo Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>N.Y (Arabsiyo) &#8211; Madaxweynaha Kenya William Ruto, ayaa Faham khaldan ka gudbiyey Ujeeddada laga leeyahay Wada-hadallada Somaliland.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Kenya oo khudbad ka jeediyey Kulanka loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay, ayaa soo qaatay Tusaaleyaal la xidhiidha dedaallada Nabad-dhisidda ee dalalka Qaaradda Afrika.<\/p>\n<p>Warbaahinta Capital FM, ayaa baahisay in Madaxweyne Ruto uu la wadaagay Qaramada Midoobay tusaaleyaal muujinaya horumarka laga gaadhay xallinta khilaafaadka Afrika oo dhan, isagoo muujiyay muhiimadda dadaallada nabad-dhisidda.<\/p>\n<p>Waxay sheegtay inuu bogaadiyay hindisayaasha ay ka mid yihiin heshiiskii Juba ee nabada Suudaan, wada-hadalladii Congo ee Nairobi, iyo dedaallo uu sheegay in dib loogu heshiisiinayo Soomaaliya iyo Somaliland, taasi oo faham ahaan khaldan, maaddaama oo Somaliland oo ka madax-banaan Soomaaliya ay doonayso in wada-hadalladu noqdaan albaabkii ay Madax-banaani iyo aqoonsi ku heli lahayd.<\/p>\n<p>Hadalka Madaxweynaha Kenya, ayaa ku soo beegmaya xilli dalkiisu uu qunsuliyad ku leeyahay Hargeysa, Somaliland-na xafiis diblumaasiyadeed ku leedahay Nairobi.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>N.Y (Arabsiyo) &#8211; Madaxweynaha Kenya William Ruto, ayaa Faham khaldan ka gudbiyey Ujeeddada laga leeyahay Wada-hadallada Somaliland. Madaxweynaha Kenya oo khudbad ka jeediyey Kulanka loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay, ayaa soo qaatay Tusaaleyaal la xidhiidha dedaallada Nabad-dhisidda ee dalalka Qaaradda Afrika. Warbaahinta Capital FM, ayaa baahisay in Madaxweyne Ruto uu la wadaagay Qaramada Midoobay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":73252,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-73250","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/IMG-20230923-WA0005.jpg?fit=1280%2C720&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-j3s","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73250","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=73250"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73250\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":73253,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73250\/revisions\/73253"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/73252"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=73250"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=73250"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=73250"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}