{"id":7322,"date":"2015-03-04T10:40:48","date_gmt":"2015-03-04T10:40:48","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=7322"},"modified":"2015-03-04T10:40:48","modified_gmt":"2015-03-04T10:40:48","slug":"maxkamadeynta-ninkii-weeraray-boston","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/03\/04\/maxkamadeynta-ninkii-weeraray-boston\/","title":{"rendered":"Maxkamadeynta ninkii weeraray Boston"},"content":{"rendered":"<figure class=\"media-landscape full-width no-caption lead\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"js-image-replace\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ichef.bbci.co.uk\/news\/ws\/660\/amz\/worldservice\/live\/assets\/images\/2014\/09\/16\/140916055140_dzhokhar_tsarnayev_identification_photos_640x360_ap_nocredit.jpg?resize=640%2C360\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"360\" \/><\/figure>\n<p class=\"story-body__introduction\">Waxaa dalka Mareykanka ka bilaabaneysa dhageysiga dacwada nin lagu eedeenayo in uu ka danbeeyay weerar bomb oo ka dhan ahaa oradkii Maratoonka ee magaaladda Boston.<\/p>\n<p>Xeer Ilaaliyeyaasha ayaa sheegaya Dzhokhar Tsarnaev iyo walaalkii in ay dileen seddex qof, dhaawaceena boqolaal kale ka dib markii uu qarxay bombooyin ay dhingeen Khadkii Oradka Maratoonka lagu dhameenayay laba sanadood ka hor.<\/p>\n<p>Mr. Tsarnaev ayaa waxaa uu beeneeyay in uu qabo danbiyada lagu soo eedeeyay.<\/p>\n<p>Dhageysaiga dacwadan ayaa waxaa aad dib u dhigay xulidii xeerbeegtida dhageysaneysa dacwada, iyadoo boqolaal qof loo diiday in ay ka mid noqdaan xeer beegtida ka dib markii qareenadu ay dareemeen in dadkaasi ay mar horeba dacwada iyada oo aan la dhageysan ay go&#8217;aan ka qaateen.<\/p>\n<p>Xaakimada ayaa waxay dhowr goor diideen in dacwada meel kale loo wareejiyo marka laga gudbo in ay jiraan andicoosho ah in eedeysanayaasha aysan marnaba ka heleen magaaladda Boston maxkamad cadaalad ah u dhacda.<a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/140916055140_dzhokhar_tsarnayev_identification_photos_640x360_ap_nocredit.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-7325\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/140916055140_dzhokhar_tsarnayev_identification_photos_640x360_ap_nocredit-300x169.jpg?resize=300%2C169\" alt=\"140916055140_dzhokhar_tsarnayev_identification_photos_640x360_ap_nocredit\" width=\"300\" height=\"169\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa dalka Mareykanka ka bilaabaneysa dhageysiga dacwada nin lagu eedeenayo in uu ka danbeeyay weerar bomb oo ka dhan ahaa oradkii Maratoonka ee magaaladda Boston. Xeer Ilaaliyeyaasha ayaa sheegaya Dzhokhar Tsarnaev iyo walaalkii in ay dileen seddex qof, dhaawaceena boqolaal kale ka dib markii uu qarxay bombooyin ay dhingeen Khadkii Oradka Maratoonka lagu dhameenayay laba [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7322","post","type-post","status-publish","format-standard","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1U6","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7322","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7322"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7322\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7322"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7322"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7322"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}