{"id":73218,"date":"2023-09-20T17:38:41","date_gmt":"2023-09-20T17:38:41","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=73218"},"modified":"2023-09-20T17:48:09","modified_gmt":"2023-09-20T17:48:09","slug":"safiirka-somaliland-ee-norway-oo-qabtay-kulan-lagu-taageerayo-ciidamada-qaranka-iyo-suuqii-gubtay-ee-wajaale","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/09\/20\/safiirka-somaliland-ee-norway-oo-qabtay-kulan-lagu-taageerayo-ciidamada-qaranka-iyo-suuqii-gubtay-ee-wajaale\/","title":{"rendered":"Safiirka Somaliland Ee Norway Oo Qabtay Kulan Lagu Taageerayo Ciidamada Qaranka Iyo Suuqii Gubtay Ee Wajaale"},"content":{"rendered":"<p>Oslo (Arabsiyo) &#8211; Wakiilka Somaliland ee dakka Norway Maxamed Aadan Liilan, ayaa qabtay kulan ay ka qayb-galeen Hal-doorka Jaaliyadda Somaliland ee dalkaasi.<\/p>\n<p>Kulankan ayaa lagaga wada-hadlay xoojinta Midnimada Jaaliyadda, taageerada Ciidamada Qaranka iyo dadkii ki Hanti-beelay suuqii gubtay ee Wajaale.<\/p>\n<p>Kulankaasi markii uu soo dhamaaday waxa Saxaafadda uga war-bixiyey Wakiilka Somaliland ee dalkaasi Maxamed Aadan Liilan, waxaanu yidhi &#8220;Shirkani wuxuu ahaa shir aad iyo aad muhiim u ah oo jaaliyadda Norway ee Somaliland iskugu timid, wuxuu daaranaa inaanu jaaliyadda War-bixin ka siino waddankii hooyo, inaanu xoojino Midnimada Jaaliyadda iyo inaanu ka wada-hadalno inaanu ka qayb-qaadano taageerada Ciidamada JSL iyo taageerada suuqii Wajaale oo hanti badan inagaga gubatay..&#8221;<\/p>\n<p>Safiirka oo hadalkiisa sii wata, ayaa yidhi &#8220;Wuxuu ahaa shir aad u muhiim ah oo Aniga iyo Jaaliyadda Odayaasheeda iyo Waxgaradkeeda aanu isku waydaarsanay war-bixino badan..&#8221; ayuu yidhi, waxaanu intaa sii raaciyey &#8220;Waxaanu isla garanay inaanu ka qayb-qaadano horumarinta waddankeena, difaaca waddankeena iyo inaanu meel uga soo wada jeedsano taageerada Ciidamada Qaranka JSL, waxyaabihii aanu isla qaadanay waxa ka mid ah in Cisbitaalka Oog wixii uu qalab u baahan yahay aanu u dirno, waxa kale oo aanu isku raacnay inaanu guddi u saarno taageerada suuqii Wajaale ee gubtay..&#8221;<\/p>\n<p>Ambassador Maxamed Aadan Liilan wuxuu sheegay in shirkaasi ku soo dhamaaday is-afgarad &#8220;Somaliland guul baan u rejaynayaa..&#8221; ayuu yidhi Liilan.<\/p>\n<p>Waxa xusid mudan in shirkan uu goob-joog ka ahaa xoghayaha Safaaradda Somaliland ee Norway Cabdirixiin Sheekh Daa&#8217;uud.<\/p>\n<p>https:\/\/fb.watch\/naWtO0prGS\/?mibextid=Nif5oz<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Oslo (Arabsiyo) &#8211; Wakiilka Somaliland ee dakka Norway Maxamed Aadan Liilan, ayaa qabtay kulan ay ka qayb-galeen Hal-doorka Jaaliyadda Somaliland ee dalkaasi. Kulankan ayaa lagaga wada-hadlay xoojinta Midnimada Jaaliyadda, taageerada Ciidamada Qaranka iyo dadkii ki Hanti-beelay suuqii gubtay ee Wajaale. Kulankaasi markii uu soo dhamaaday waxa Saxaafadda uga war-bixiyey Wakiilka Somaliland ee dalkaasi Maxamed Aadan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":73221,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-73218","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/IMG-20230919-WA0009.jpg?fit=1600%2C900&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-j2W","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73218","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=73218"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73218\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":73225,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73218\/revisions\/73225"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/73221"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=73218"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=73218"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=73218"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}