{"id":73210,"date":"2023-09-19T17:52:46","date_gmt":"2023-09-19T17:52:46","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=73210"},"modified":"2023-09-19T17:52:46","modified_gmt":"2023-09-19T17:52:46","slug":"madaxweyne-biixi-oo-magacaabay-guddiga-xuquuqal-iisaanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/09\/19\/madaxweyne-biixi-oo-magacaabay-guddiga-xuquuqal-iisaanka\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Biixi Oo Magacaabay Guddiga Xuquuqal Iisaanka"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi, ayaa Maanta Magacaabay Guddiga xuquuqal Iisaanka Qaranka.<\/p>\n<p>Wareegto uu soo saaray Maanta, ayaa u qornayd sidan:- &#8220;Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne ku magacaabay Xubnaha cusub ee Komishanka Xuquuqul Insaanka Qaranka.<\/p>\n<p>Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:-<\/p>\n<p>Wareegto Madaxweyne<\/p>\n<p>Magacaabid<\/p>\n<p>Markaan Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<\/p>\n<p>Markaan Arkay: Xeerka Komishanka Xuquuqul Aadamaha, Xeer Lr. 39\/2010;<\/p>\n<p>Markaan Helay: Qoraalka Guddida Xulista Xubnaha Komishanka Xuquuqul Aadamaha;<\/p>\n<p>Markaan Tixgeliyey: Ahmiyadda Komishanka Xuquuqul Aadamuhu u leeyahay Dhismaha, Sumcadda iyo Horumarka Qaranka;<\/p>\n<p>Markaan Sameeyey: La-tashi;<\/p>\n<p>Waxaan Go\u2019aamiyey;<\/p>\n<p>In laga bilaabo taariikhda maanta aan u magacaabo xubnaha hoos ku xusan in ay noqdaan Xubnaha Komishanka Xuquuqul Insaanka Qaranka:<\/p>\n<p>1. Maxamed Baaruud Cali Xubin<\/p>\n<p>2. Maxamed Xasan Caalin Xubin<\/p>\n<p>3. Mustafe Cali Cismaan Xubin<\/p>\n<p>4. Baashe Maxamuud Faarax Xubin<\/p>\n<p>5. Maxamed Jaamac Ibraahin Xubin<\/p>\n<p>6. Cabdiraxmaan Cismaan Cabdulle Xubin<\/p>\n<p>7. Muuse Jaamac Cigge Xubin<\/p>\n<p>Xubnahan oo sida sharcigu dhigayo ay soo xuleen Guddida xulista xubnaha Komishanka Xuquuqul Insaanka Qaranka oo madaxweynaha Qaranka u soo gudbiyey 14 xubnood si uu ugala soo baxo madaxweynuhu todobadan xubnood kuna magacaabo wareegto Madaxweyne, Sidaa darteedna todobada xubnood ee kalena u noqdaan keyd xubnahaa madaxweynuhu ku magacaabay wareegtada.<\/p>\n<h4><strong>ALLAA MAHAD LEH<\/strong><\/h4>\n<h4><strong>\u00a0Muuse Biixi Cabdi<\/strong><\/h4>\n<h4><strong>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland.<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi, ayaa Maanta Magacaabay Guddiga xuquuqal Iisaanka Qaranka. Wareegto uu soo saaray Maanta, ayaa u qornayd sidan:- &#8220;Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne ku magacaabay Xubnaha cusub ee Komishanka Xuquuqul Insaanka Qaranka. Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:- Wareegto Madaxweyne Magacaabid Markaan Arkay: [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":42729,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-73210","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/Madaxweynaha-MBC.png?fit=443%2C314&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-j2O","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73210","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=73210"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73210\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":73211,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73210\/revisions\/73211"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42729"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=73210"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=73210"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=73210"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}