{"id":732,"date":"2014-12-03T15:23:06","date_gmt":"2014-12-03T15:23:06","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=732"},"modified":"2014-12-03T15:23:06","modified_gmt":"2014-12-03T15:23:06","slug":"madaxweynaha-puntland-oo-markale-cafis-u-balan-qaaday-shabaabka-isa-soo-dhiiba","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/03\/madaxweynaha-puntland-oo-markale-cafis-u-balan-qaaday-shabaabka-isa-soo-dhiiba\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Puntland oo markale cafis u balan qaaday Shabaabka isa soo dhiiba"},"content":{"rendered":"<p>Xili Maalinkii shalay madaxweynaha dowladda Puntland Dr C\/wali Maxamed Cali Gaas booqday deegaanka Galgala oo ay ku sugan yihiin ciidamada Daraawiishta Puntland ayuu khudbad uu ujeediyey kaga hadlay cafis mar labaad u diray maleeshiyada Al-shabaab ee Galgala ku sugan.<\/p>\n<p>Madaxaweynaha waxa uu sheegay in 30 cisho ay Puntland u qabatay mar hore uu dhamaaday ayna ka faa\u2019iideysteen dhalinyaro badan iyo saraakiil Al-shabaab ah oo isku soo dhiibay dowladda Puntland oo iyana ka soo baxday balan qaadkeeda geysaynay goobihii loogu tala galay in dhaqan celin loogu sameeyo.<\/p>\n<p>Markale ayuu madaxweyne Gaas maleeshiyada Al-shabaab u diray cafis 30 cisho gudaheed in ay isku soo dhiibaan ciidamada Daraawiishata kana soo baxaan dhibta iyo dagaalada ay kaga soo horjeedaan dowladda, Wuxuuna balan qaaday in aan dhibaatada la kulmay sidii kuwii ka horeeyey lana geynayo xarumaha dhaqan celinta.<\/p>\n<p>Cafiskan uu madaxweynaha Puntland u jeediyey Al-shabaab ayaa ah mid kii labaad oo uu udiro isagoo sheegay in uu noqonayo fursadii u dambaysay ay siinayso Puntland Malesshiyada Al-shabaab.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<br \/>\nBoosaaso office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xili Maalinkii shalay madaxweynaha dowladda Puntland Dr C\/wali Maxamed Cali Gaas booqday deegaanka Galgala oo ay ku sugan yihiin ciidamada Daraawiishta Puntland ayuu khudbad uu ujeediyey kaga hadlay cafis mar labaad u diray maleeshiyada Al-shabaab ee Galgala ku sugan. Madaxaweynaha waxa uu sheegay in 30 cisho ay Puntland u qabatay mar hore uu dhamaaday ayna [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":733,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-732","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-bO","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/732","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=732"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/732\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=732"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=732"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=732"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}