{"id":73188,"date":"2023-09-16T20:13:39","date_gmt":"2023-09-16T20:13:39","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=73188"},"modified":"2023-09-16T20:13:39","modified_gmt":"2023-09-16T20:13:39","slug":"dhacdooyinka-naxdinta-leh-ee-laga-diwaangeliyey-dhul-gariirkii-morocco","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/09\/16\/dhacdooyinka-naxdinta-leh-ee-laga-diwaangeliyey-dhul-gariirkii-morocco\/","title":{"rendered":"Dhacdooyinka Naxdinta Leh Ee Laga Diwaangeliyey Dhul-gariirkii Morocco\u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Morrocco (Arabsiyo) &#8211; Dhulgariirkii dhawaan ku dhuftay dalka Morrocco ayaa waxa marba marka ka dambeysa ka soo baxaya sheekooyin naxdin leh.<\/p>\n<p>Waxaa dadkii ku dhintay dhul-gariirkaasi ka mid ah arday ku jirtay iskuul oo gabi ahaantood-ba ku geeriyooday.<\/p>\n<p>Macllimadda lagu magacaaabo Nesreen Abu ElFadel ayaa waxaa ay dhulgariirka ku weysay dhammaan ardeydii ay fasalka u dhii jirtay.<\/p>\n<p>Nesreen Abu ElFadel waxay joogtay magaalada Marrakesh &#8211; laakiin Adaseel oo ah tuula buuraleyda oo hoy u ahayd dugsigeeda iyo ardaydeeda, ayaa ahayd xuddunta dhulgariirka.<\/p>\n<p>Macalimadan oo dhigta afafka Carabiga iyo faransiiska waxay ku laabatay Cadaseel halkaas oo ay guda gashay raadinta carruurta. Waxay ogaatay in dhammaan 32 arday oo ay dad&#8217;doodu u dhexeeysay 6 ilaa 12 ay dhinteen.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan aaday tuulada, waxaana bilaabay inaan wax ka weydiiyo caruurteyda: &#8216;Aaway Somaya? Aaway Yuusuf? Aaway gabadh heblo? Aaway wiilkaas?&#8217; Jawaabtu waxay timid saacado ka dib: &#8216;Dhammaantood way dhinteen.&#8221;<\/p>\n<h4>\u00a0<strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Morrocco (Arabsiyo) &#8211; Dhulgariirkii dhawaan ku dhuftay dalka Morrocco ayaa waxa marba marka ka dambeysa ka soo baxaya sheekooyin naxdin leh. Waxaa dadkii ku dhintay dhul-gariirkaasi ka mid ah arday ku jirtay iskuul oo gabi ahaantood-ba ku geeriyooday. Macllimadda lagu magacaaabo Nesreen Abu ElFadel ayaa waxaa ay dhulgariirka ku weysay dhammaan ardeydii ay fasalka u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":73189,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-73188","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/b17271d5-7e35-49e6-bb9c-d1a8f64d2efb.jpg?fit=624%2C350&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-j2s","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73188","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=73188"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73188\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":73190,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73188\/revisions\/73190"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/73189"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=73188"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=73188"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=73188"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}