{"id":7318,"date":"2015-03-04T10:38:57","date_gmt":"2015-03-04T10:38:57","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=7318"},"modified":"2015-03-04T10:38:57","modified_gmt":"2015-03-04T10:38:57","slug":"kuuriyada-waqooyi-oo-u-hanjabtay-maraykanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/03\/04\/kuuriyada-waqooyi-oo-u-hanjabtay-maraykanka\/","title":{"rendered":"Kuuriyada Waqooyi oo u hanjabtay Maraykanka"},"content":{"rendered":"<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-184420\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/Kuuriyada-Waqooyi-Wasiirkadibada2015.jpg?resize=696%2C392\" alt=\"Kuuriyada-Waqooyi-Wasiirkadibada2015\" width=\"696\" height=\"392\" \/><br \/>\n<strong><br \/>\nKuuriyada Waqooyi waxay awood u leedahay inay kaga naxsato Maraykanka weerar Nukliyeer ah hadii loo baahdona ay uga hormarto weerarkaasi Maraykanka si lama filaan ah, tani waa hanjabaadii ugu danbeysay ee Waqooyiga Kuuriya.<\/strong><\/p>\n<p>Hadaladan ayaa kamid ahaa khudbad uu Wasiirka Arrimaha Dibada ee Kuuriyada Waqooyi Ri Su Yong uu shalay (Salaasa) kasoo jeediyey shirweynaha looga hadlayo Xakameynta hubka sida ba\u2019an wax u gumaada oo ka dhacay magaalada Geneva ee dalka Switzerland.<\/p>\n<div class=\"other-ads\">\n<p>Hanjabaadan ayaa ahayd tii ugu adkeyd oo kasoo baxda xukuumada Kuuriyada Waqooyi oo si weyn uga careysan dhoolu-tus militari oo ay si wadajir ah u sameenayaan ciidamada dalka ay Jaarka yihiin ee Kuuriyada Koonfureed iyo kuwa Maraykanka.<\/p>\n<\/div>\n<p>\u201c\u2026.Gacanka Kuuriya waa goob la ciir ciireysa Nukliyeer, hadii dhoola-tuskan daan daansiga ah oo ay wadaan Maraykanka iyo Kuuriyada Koonfureed la joojin waayo, waxay tani soo dadajin kartaa dagaal culus\u2026.\u2019 Ayuu Wasiirka hadalkiisa sii raaciyey.<\/p>\n<p>Maalmo kahor ayey dowlada Kuuriyada Waqooyi markale tijaabisay labo gantaal oo ay ku riday dhinaca bada, taasi oo ay digniin uga sii dhigeysay Maraykanka iyo dalka ay jaarka la tahay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kuuriyada Waqooyi waxay awood u leedahay inay kaga naxsato Maraykanka weerar Nukliyeer ah hadii loo baahdona ay uga hormarto weerarkaasi Maraykanka si lama filaan ah, tani waa hanjabaadii ugu danbeysay ee Waqooyiga Kuuriya. Hadaladan ayaa kamid ahaa khudbad uu Wasiirka Arrimaha Dibada ee Kuuriyada Waqooyi Ri Su Yong uu shalay (Salaasa) kasoo jeediyey shirweynaha looga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":7323,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7318","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1U2","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7318","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7318"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7318\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7318"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7318"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7318"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}