{"id":73170,"date":"2023-09-13T19:27:53","date_gmt":"2023-09-13T19:27:53","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=73170"},"modified":"2023-09-13T19:27:53","modified_gmt":"2023-09-13T19:27:53","slug":"maraykanka-oo-loogu-baaqay-inay-somaliland-ka-taageerto-dagaalka-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/09\/13\/maraykanka-oo-loogu-baaqay-inay-somaliland-ka-taageerto-dagaalka-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Maraykanka Oo Loogu Baaqay Inay Somaliland Ka Taageerto Dagaalka Al-shabaab"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Somaliland, ayaa Maraykanka ku canaanatay inaan sidii la rabay aanu ula dagaalamin kooxda Al-shabaab ee ka dagaalanta Soomaaliya, xilligana ay muuqato inay ku soo fidayso dhanka Somaliland.<\/p>\n<p>Somaliland, ayaa aaminsan in la joogo xilligii uu Maraykanku gacan ka siin lahaa La-dagaalanka Argagixisada Al-shabaab, maaddaama oo khatarteedu soo kordhayso isla-markaana la sheegay inay Toddobaadkan boqollaal dagaalameyasheeda ah keentay Laascaanood oo ah xarunta gobolka Sool.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Urur-siyaasadeedka Shacabka (SPP) Maxamed Ducaale oo qoraal ku baahiyey bartiisa X ama Twitter-ka, ayaa si toos ah farriin ugu diray Xoghayaha Arrimaha dibedda ee Dawlada Maraykanka Antony Blinken.<\/p>\n<p>Guddoomiye Maxamed Ducaale oo arrimahaa ka hadlayaana wuxuu yidhi &#8220;Taageerada Mareykanka ee Soomaaliya ee ka dhanka ah argagixisada Al-shabaab ayaa noqonaysa mid aan faa&#8217;iido lahayn oo la marin habaabinayo.&#8221;<\/p>\n<p>Maxamed Ducaale waxa kale oo uu sheegay &#8220;Waxaa la joogaa waqtigii Xoghayaha dibedda ee Maraykanka Antony Blinken uu qiimeyn lahaa ballan-qaadyada Mareykanka ee la dagaallanka argagixisanimada, dib u habayna loo samayn lahaa, si wax loo taro Somaliland..&#8221; ayuu yidhi.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Dawladda Somaliland, ayaa isha ku haysa dhaqdhaqaaqyada kooxda Al-shabaab, taasi oo la soo weriyey inay doonayso inay isku fidiso Gobollada bariga Somaliland, gaar ahaan bariga Sanaag.<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Somaliland, ayaa Maraykanka ku canaanatay inaan sidii la rabay aanu ula dagaalamin kooxda Al-shabaab ee ka dagaalanta Soomaaliya, xilligana ay muuqato inay ku soo fidayso dhanka Somaliland. Somaliland, ayaa aaminsan in la joogo xilligii uu Maraykanku gacan ka siin lahaa La-dagaalanka Argagixisada Al-shabaab, maaddaama oo khatarteedu soo kordhayso isla-markaana la sheegay inay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":63837,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-73170","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Joe-Biden.jpg?fit=620%2C349&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-j2a","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73170","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=73170"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73170\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":73171,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73170\/revisions\/73171"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/63837"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=73170"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=73170"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=73170"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}