{"id":73159,"date":"2023-09-13T19:10:17","date_gmt":"2023-09-13T19:10:17","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=73159"},"modified":"2023-09-13T19:10:17","modified_gmt":"2023-09-13T19:10:17","slug":"putin-iyo-kim-jong-un-oo-kulmay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/09\/13\/putin-iyo-kim-jong-un-oo-kulmay\/","title":{"rendered":"Putin Iyo Kim Jong-un Oo Kulmay"},"content":{"rendered":"<p>Moscow (Arabsiyo)- Waxaa soo dhamaaday kulan fool ka fool ahaa oo u dhaxeeyay Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin iyo dhiggiisa Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-Un.<\/p>\n<p>Kulankooda oo Maanta dhacay, ayaa socday muddo laba saacadood ah, sida laga soo xigtay warbaahinta Ruushka.<\/p>\n<p>Ma jiro wax heshiis dhanka hubka ah oo ay gaadheen labada dhinac, balse Putin ayaa sheegay inuu Kuuriyada Waqooyi ka caawin doono dayax gacmeedyada.<\/p>\n<p>Hoggaamiyaha kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un ayaa Madaxweyne Putin ku war geliyay inuu taageerayo duulaanka Ruushka ee Ukraine.<\/p>\n<p>&#8220;Kuuriyada Waqooyi way taageereysaa dhamaan go&#8217;aamada Putin&#8221;, ayuu hadalkiisa ku daray Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi.<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Moscow (Arabsiyo)- Waxaa soo dhamaaday kulan fool ka fool ahaa oo u dhaxeeyay Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin iyo dhiggiisa Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-Un. Kulankooda oo Maanta dhacay, ayaa socday muddo laba saacadood ah, sida laga soo xigtay warbaahinta Ruushka. Ma jiro wax heshiis dhanka hubka ah oo ay gaadheen labada dhinac, balse Putin ayaa sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":73160,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-73159","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/skynews-vladimir-putin-kim-jong-un_6283110.jpg?fit=2048%2C1152&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-j1Z","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73159","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=73159"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73159\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":73161,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73159\/revisions\/73161"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/73160"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=73159"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=73159"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=73159"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}