{"id":73140,"date":"2023-09-12T18:52:39","date_gmt":"2023-09-12T18:52:39","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=73140"},"modified":"2023-09-12T18:52:39","modified_gmt":"2023-09-12T18:52:39","slug":"madaxweyne-joe-biden-oo-booqday-vietnam","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/09\/12\/madaxweyne-joe-biden-oo-booqday-vietnam\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Joe Biden Oo Booqday Vietnam"},"content":{"rendered":"<p>USA (Arabsiyo) &#8211; Madaxweyne Biden iyo hoggaamiyaha Vietnam, Nguyen Phu Trong, ayaa ka digay khatarta ama adeegsiga awoodda badda lagu muransan yahay ee Koonfurta Shiinaha.<\/p>\n<p>Bayaan ay si wadajir ah u soo saareen oo la sii daayay ka hor inta uusan Mr Biden ka tagin Hanoi ayay ku nuuxnuuxsadeen inay si hagar la&#8217;aan ah u taageersan yihiin in si nabad ah lagu xalliyo khilaafaadka si waafaqsan sharciga caalamiga ah.<\/p>\n<p>Weriye Vietnam ku sugan, ayaa sheegaya in arrintan si weyn loogu arko isku day lagu doonayo in looga hortago saameynta Shiinaha ee gobolka ee sii kordheysa.<\/p>\n<p>Madaxweyne Biden ayaa sidoo kale soo dhaweeyay heshiis dhanka duulista ah oo ku kacaya ku dhawaad\u200b\u200bsideed bilyan oo doolar oo ay kala saxeexdeen diyaaraddaha Vietnam iyo Boeing.<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisul wasaaraha cusub ee Cambodia, Hun Manet &#8211; oo waddankiisu ka mid yahay xulafada ugu xooggan Shiinaha ee gobolka &#8211; ayaa lagu wadaa inuu la kulmo madaxweyne Xi Jinping dhammaadka toddobaadkan.<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>USA (Arabsiyo) &#8211; Madaxweyne Biden iyo hoggaamiyaha Vietnam, Nguyen Phu Trong, ayaa ka digay khatarta ama adeegsiga awoodda badda lagu muransan yahay ee Koonfurta Shiinaha. Bayaan ay si wadajir ah u soo saareen oo la sii daayay ka hor inta uusan Mr Biden ka tagin Hanoi ayay ku nuuxnuuxsadeen inay si hagar la&#8217;aan ah u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":72176,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-73140","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/BIDEN-1.jpg?fit=300%2C168&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-j1G","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73140","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=73140"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73140\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":73141,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73140\/revisions\/73141"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/72176"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=73140"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=73140"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=73140"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}