{"id":73096,"date":"2023-09-07T20:09:27","date_gmt":"2023-09-07T20:09:27","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=73096"},"modified":"2023-09-07T20:09:27","modified_gmt":"2023-09-07T20:09:27","slug":"afrika-madaxweynihii-gabon-oo-xabsi-guri-laga-siidaayey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/09\/07\/afrika-madaxweynihii-gabon-oo-xabsi-guri-laga-siidaayey\/","title":{"rendered":"AFRIKA: Madaxweynihii Gabon Oo Xabsi-guri Laga Siidaayey"},"content":{"rendered":"<p>Gabon (Arabsiyo) &#8211; Hogaamiyayaasha militariga Gabon ayaa ku dhawaaqay inay soo afjareen xabsi-gurigii Madaxweynihii xilka laga tuuray ee Cali Bongo, iyagoo sheegay inuu hadda xor yahay.<\/p>\n<p>War-murtiyeed TV-ga dawladda laga baahiyay ayaa afhayeenka milatariga Col Ulrich Manfoumbi wuxuu ku sheegay in go&#8217;aanka lagu sii daayay Mr Bongo ay sabab u tahay &#8220;xaaladdiisa caafimaad&#8221;.<\/p>\n<p>&#8220;Waxa laga yaabaa, haddii uu doono, inuu u dhoofo dibadda si uu baaritaan caafimaad u sameeyo,&#8221; ayuu raaciyay.<\/p>\n<p>Kadib afgambi militari oo dhacay 30-kii Agoosto, waxay xabsi guri geliyeen madaxweynihii hore waxayna ku dhawaaqeen inay gacanta ku hayaan dalka qaniga ku ah shidaalka.<\/p>\n<p>Go&#8217;aanka lagu sii daayay ayaa ka dambeeyay cadaadis uga yimid ururka Midowga Afrika ee Eccas iyo dalalka deriska la ah Gabon.Sanadkii 2018, Mr Bongo waxaa ku dhacay xanuunka faaaligga.<\/p>\n<p>Caafimaadkiisu waxa uu ahaa arrinta ugu weyn ee ay dad badan walaac ka muujiyeen xilligii la isku diyaarinayay doorashadii dhawaan dhacday.<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gabon (Arabsiyo) &#8211; Hogaamiyayaasha militariga Gabon ayaa ku dhawaaqay inay soo afjareen xabsi-gurigii Madaxweynihii xilka laga tuuray ee Cali Bongo, iyagoo sheegay inuu hadda xor yahay. War-murtiyeed TV-ga dawladda laga baahiyay ayaa afhayeenka milatariga Col Ulrich Manfoumbi wuxuu ku sheegay in go&#8217;aanka lagu sii daayay Mr Bongo ay sabab u tahay &#8220;xaaladdiisa caafimaad&#8221;. &#8220;Waxa laga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":73097,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-73096","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Ali-Bongo.jpg?fit=653%2C729&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-j0Y","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73096","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=73096"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73096\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":73098,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73096\/revisions\/73098"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/73097"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=73096"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=73096"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=73096"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}