{"id":73094,"date":"2023-09-07T20:05:00","date_gmt":"2023-09-07T20:05:00","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=73094"},"modified":"2023-09-07T20:05:00","modified_gmt":"2023-09-07T20:05:00","slug":"maraykanka-oo-baadi-goobaya-hoggaamiyaha-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/09\/07\/maraykanka-oo-baadi-goobaya-hoggaamiyaha-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Maraykanka Oo Baadi-goobaya Hoggaamiyaha Al-shabaab"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (Arabsiyo) &#8211; Dawladda Maraykanka, ayaa baadi-goobaysa Hoggaamiyaha Al-shabaab Maxamuud Cabdi Aadan Axmed Diiriye (Abu Cubayda) iyo Nin lagu Magacaabo Maxamuud Cabdi Aadan, kaasi oo ku eedaysan weerar lagu qaaday Hoteello ku yaalla Kenya.<\/p>\n<p>Waaxda Barnaamijka Abaal-marinta ee Wasaaradda Arrimaha dibedda Maraykanka, ayaa boggeeda Twitter-ka ku baahisay Ogaysiis ah in ciddii keenta xog lagu soo qaban karo Maxamuud Cabdi Aadan ay heli doonto abaal-marin dhan 10 Million dollar.<\/p>\n<p>Qoraalka uu baahiyey Barnaamijka Abaal-marinta ee Wasaaradda Arrimaha dibedda ee Maraykanka, ayaa u qornaa sidan &#8220;Ma haysaa macluumaad ku saabsan Maxamuud Cabdi Aadan ama cidda kale oo ka mas&#8217;uulka ka ahaa weerarkii Dhismahii DusitD2 Hotel Complex? soo gudbi xogtaada. Waxaad heli kartaa abaalmarin gaadhaysa ilaa $10,000,000&#8230;&#8221;<\/p>\n<p>Sidoo kale, waxa abaal-marin loo ballan-qaaday Ciddii keenta xog ku saabsan\u00a0Hoggaamiyaha Al-shabaab Abu Cubayda.<\/p>\n<p>Maraykanku wuxuu sheegay in intii uu Abu Cubayda Hoggaaminayey Al-shabaab ay weerarro ka geysatay Soomaaliya, Kenya, Uganda iyo Jabuuti.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (Arabsiyo) &#8211; Dawladda Maraykanka, ayaa baadi-goobaysa Hoggaamiyaha Al-shabaab Maxamuud Cabdi Aadan Axmed Diiriye (Abu Cubayda) iyo Nin lagu Magacaabo Maxamuud Cabdi Aadan, kaasi oo ku eedaysan weerar lagu qaaday Hoteello ku yaalla Kenya. Waaxda Barnaamijka Abaal-marinta ee Wasaaradda Arrimaha dibedda Maraykanka, ayaa boggeeda Twitter-ka ku baahisay Ogaysiis ah in ciddii keenta xog lagu soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":72176,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-73094","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/BIDEN-1.jpg?fit=300%2C168&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-j0W","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73094","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=73094"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73094\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":73095,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73094\/revisions\/73095"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/72176"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=73094"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=73094"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=73094"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}