{"id":7308,"date":"2015-03-04T10:24:59","date_gmt":"2015-03-04T10:24:59","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=7308"},"modified":"2015-03-04T10:24:59","modified_gmt":"2015-03-04T10:24:59","slug":"labada-xisbi-mucaarad-iyo-madasha-wadatashiga-oo-maanta-cududooda-ku-mideeyay-mawqifkooda-doorashadasawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/03\/04\/labada-xisbi-mucaarad-iyo-madasha-wadatashiga-oo-maanta-cududooda-ku-mideeyay-mawqifkooda-doorashadasawirro\/","title":{"rendered":"Labada Xisbi Mucaarad iyo Madasha Wadatashiga Oo Maanta Cududooda Ku Mideeyay Mawqifkooda Doorashada+Sawirro"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/11043270_810781385663281_7584174966453943804_n.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-7311\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/11043270_810781385663281_7584174966453943804_n-300x224.jpg?resize=300%2C224\" alt=\"11043270_810781385663281_7584174966453943804_n\" width=\"300\" height=\"224\" \/><\/a><\/p>\n<p>Hargeysa(AN)Labada Xisbi Mucaarad ee Somaliland Ucid iyo Waddan iyo Madasha wadatashiga Somaliland ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Magaalada Hargeysa kaga dhawaaqay Mawqifkooda doorashada iyo arrimaha siyaasadeed ee dalka. kulamo saddex geesood ah oo muddooyinkii u dambeeyay u socday madasha iyo mucaaradka ayaa lagu go&#8217;aamiyay qodobo ku saabsan doorashada oo ku baaqaya kala dirista Xukumadda iyo Wakiilada 26-ka June wixii ka dambeeya iyo sidoo kale inaan muddo kordhin la samay.<\/p>\n<p><strong><span style=\"font-family: verdana, geneva, sans-serif;\">Qodobada doorashada ku saabsan ee ka soo baxay Madasha iyo Mucaaradka<\/span><\/strong><\/p>\n<p>\u00b7\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Waxaanu u aragnaa inay waajib tahay in doorashooyinku ku qabsoomaan wakhtigoodii ahaa 26-06-2015.<\/p>\n<p>\u00b7\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Waxaanu caddaynaynaa inaanay Xukumaddu wax cudur daar ah u hayn dib u dhac kasta oo doorashada ku yimaada, dalkana kama jiraan duruufaha Sharcigu sheegay, sida nabadgalyo darro,Cudur, Aafo, Dhul gariir iyo wixii la mid ah Illaahay inaguma keenee.<\/p>\n<p>\u00b7\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Waxaanu Komishanka doorashada u soo jeedinaynaa inay si dhakhso ah u soo saaraan jadwalka doorashada oo wakhtiyaysan(Road map).<\/p>\n<p>\u00b7\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Waxaanu caddaynaynaa in haddii doorashooyinka lagu qaban waayo wakhtiga aanu kor ku soo xusnay aanan Aqoonsan doonin Xukumadda Siilaanyo iyo Golaha wakiiladaba, wixii 26-06-2015 ka dambeeyana aanay ku joogi doonin Sharci.<\/p>\n<p>\u00b7\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Waxaanu soo jeedinaynaa in la kala diro labada gole ee Xukumadda iyo Wakiilada maadaama ay gabeen xilkii saarnaa, islamarkaana hor istaageen dariiqii Dimuqraadiyadda iyo doorasho wakhtigeeda ku dhacda.<\/p>\n<p>\u00b7\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Sidoo kale waxaanu uga digaynaa Golaha guurtidu inuu sameeyo xadgudub sharci iyo Muddo kordhin ku timaada xil gudasho la\u2019aanta Xukumadda, iyagoo haba yaraatee dalka aanay ka jirin duruufihii dastuurku sheegay, haddii arintaas la sameeyana waxaa ka dhalan doona Qas iyo dib u dhac.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>\u00b7\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Anagoo ka duulayna heshiisyadii labada Xisbi Mucaarad iyo Madashu hore u wada galeen waxaanu guddi u saarnay ka soo talo bixinta Wixii laga yeeli lahaa 26-ka June haddii doorasho qabsoomi waydo.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/fbcdn-sphotos-h-a.akamaihd.net\/hphotos-ak-xpa1\/v\/t1.0-9\/11043270_810781385663281_7584174966453943804_n.jpg?w=696&#038;ssl=1\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/fbcdn-sphotos-c-a.akamaihd.net\/hphotos-ak-xfa1\/v\/t1.0-9\/10422940_10152921930169425_1314318176240228009_n.jpg?w=696&#038;ssl=1\" alt=\"\" \/><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-fra.xx.fbcdn.net\/hphotos-xaf1\/v\/t1.0-9\/11043019_10152921933849425_952319168357665200_n.jpg?oh=21b260bb0ed1a768d466e2a04e4a58c0&amp;oe=55911723\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-fra.xx.fbcdn.net\/hphotos-xpf1\/v\/t1.0-9\/11021224_10203348675112440_3650997895508169684_n.jpg?oh=d00fc0049ab67160f17ea9b8fc76fda9&amp;oe=5585E1BC\" alt=\"\" \/><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/fbcdn-sphotos-d-a.akamaihd.net\/hphotos-ak-xpf1\/v\/t1.0-9\/11025736_10203348675072439_7319851454269158363_n.jpg?w=696&#038;ssl=1\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN)Labada Xisbi Mucaarad ee Somaliland Ucid iyo Waddan iyo Madasha wadatashiga Somaliland ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Magaalada Hargeysa kaga dhawaaqay Mawqifkooda doorashada iyo arrimaha siyaasadeed ee dalka. kulamo saddex geesood ah oo muddooyinkii u dambeeyay u socday madasha iyo mucaaradka ayaa lagu go&#8217;aamiyay qodobo ku saabsan doorashada oo ku baaqaya kala dirista Xukumadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":7311,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7308","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1TS","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7308","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7308"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7308\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7308"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7308"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7308"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}