{"id":73076,"date":"2023-09-05T18:41:13","date_gmt":"2023-09-05T18:41:13","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=73076"},"modified":"2023-09-05T18:41:13","modified_gmt":"2023-09-05T18:41:13","slug":"ruushka-iyo-k-waqooyi-oo-yeelanaya-iskaashi-millateri","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/09\/05\/ruushka-iyo-k-waqooyi-oo-yeelanaya-iskaashi-millateri\/","title":{"rendered":"Ruushka Iyo K\/Waqooyi Oo Yeelanaya Iskaashi Millateri"},"content":{"rendered":"<p>Moscow (Arabsiyo) &#8211; Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un, ayaa qorsheynaya inuu bishan u safro Ruushka si uu ula kulmo madaxweyne Vladimir Putin, sida uu sarkaal Mareykan ahi u sheegay warbaahinta.<\/p>\n<p>Labada hoggaamiye ayaa ka wada-hadli doona suurtagalnimada in Kuuriyada Waqooyi ay Moscow siiso hub ay ku taageerayso dagaalka ay ka waddo Ukraine, ayuu yidhi Sarkaalku.<\/p>\n<p>Ma cadda goobta rasmiga ah ee lagu wado in kulankoodu uu ka dhaco.<\/p>\n<p>Ma jiro wax hadal ah oo deg-deg ah oo ku saabsan warbixinta, oo ay sidoo kale baahisay warbaahinta kale ee Mareykanka, ee Waqooyiga Kuuriya ama Ruushka.<\/p>\n<p>Ilo wareedyo ayaa u sheegay New York Times in Mr Kim ay u badan tahay inuu ku safro tareen nooca gaashaaman ah.<\/p>\n<p>Kulanka suurtogalka ah ayaa yimid ka dib markii Aqalka Cad uu sheegay in uu hayo xog cusub oo ku saabsan in wada xaajoodyada hubka ee u dhexeeya labada dal &#8220;uu si firfircoon horumar u sameeynayo<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Moscow (Arabsiyo) &#8211; Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un, ayaa qorsheynaya inuu bishan u safro Ruushka si uu ula kulmo madaxweyne Vladimir Putin, sida uu sarkaal Mareykan ahi u sheegay warbaahinta. Labada hoggaamiye ayaa ka wada-hadli doona suurtagalnimada in Kuuriyada Waqooyi ay Moscow siiso hub ay ku taageerayso dagaalka ay ka waddo Ukraine, ayuu yidhi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":66313,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-73076","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Russia-oo-ka-digtay-cunaqabateyn-la-saaro-madaxweyne-Putin.jpg?fit=696%2C391&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-j0E","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73076","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=73076"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73076\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":73077,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73076\/revisions\/73077"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/66313"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=73076"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=73076"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=73076"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}