{"id":73069,"date":"2023-09-05T18:32:10","date_gmt":"2023-09-05T18:32:10","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=73069"},"modified":"2023-09-05T18:32:10","modified_gmt":"2023-09-05T18:32:10","slug":"faransiiska-oo-waxbarashada-ka-hor-istaagay-hablaha-muslimiinta-ee-is-astura","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/09\/05\/faransiiska-oo-waxbarashada-ka-hor-istaagay-hablaha-muslimiinta-ee-is-astura\/","title":{"rendered":"Faransiiska Oo Waxbarashada Ka Hor Istaagay Hablaha Muslimiinta Ee Is Astura"},"content":{"rendered":"<p>Paris (Arabsiyo) &#8211; Tobaneeyo Hablood, ayaa laga soo celiyay iskuul ku yaala dalka Faransiiska, kadib markii ay ku adkeysteen xidhashada cabaayadaha wada astura hablaha Muslimiinta ah.<\/p>\n<p>Dowladda Faransiiska, ayaa bishii hore ku dhawaaqday in xidhashada cabaayadaha laga mamnuuci doono dhammaan dugsiyada Waxbarashada, iyada oo ku doodday inay jabinayaan shuruucda ku aaddan in waxbarashadu ahaato mid diin ka madhan.<\/p>\n<p>khimaarka ayaa hore loo mamnuucay Dalkaasi, iyada oo loo cuskanayo inuu muujinayo xidhiidh Diimeed.<\/p>\n<p>Maalinta Isniinta, ayaa ahayd maalintii ugu horeysay ee sanad dugsiyeedka, sida uu sheegay wasiirka waxbarashada France.<\/p>\n<p>Ku dhawaad saddex boqol oo gabdhood ayaa cabaayado ku tagay dugsiyada Waxbarashada, inkastoo intooda badan ay ogolaadeen in ay iska beddelaan, markii culays la saaray.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Paris (Arabsiyo) &#8211; Tobaneeyo Hablood, ayaa laga soo celiyay iskuul ku yaala dalka Faransiiska, kadib markii ay ku adkeysteen xidhashada cabaayadaha wada astura hablaha Muslimiinta ah. Dowladda Faransiiska, ayaa bishii hore ku dhawaaqday in xidhashada cabaayadaha laga mamnuuci doono dhammaan dugsiyada Waxbarashada, iyada oo ku doodday inay jabinayaan shuruucda ku aaddan in waxbarashadu ahaato mid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":73070,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-73069","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/b45af883-416a-4fd6-85c2-7db8175dec61.jpg?fit=624%2C351&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-j0x","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73069","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=73069"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73069\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":73071,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73069\/revisions\/73071"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/73070"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=73069"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=73069"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=73069"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}