{"id":73038,"date":"2023-08-31T20:37:26","date_gmt":"2023-08-31T20:37:26","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=73038"},"modified":"2023-08-31T20:37:26","modified_gmt":"2023-08-31T20:37:26","slug":"somaliland-oo-war-ka-soo-saartay-askartii-huwantu-laascaanood-ku-laysay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/08\/31\/somaliland-oo-war-ka-soo-saartay-askartii-huwantu-laascaanood-ku-laysay\/","title":{"rendered":"Somaliland Oo War Ka Soo Saartay Askartii Huwantu Laascaanood Ku Laysay"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay Jidh-dil iyo Tacadiyo loo geystay Askar ka mid ah Ciidamada Qaranka oo lagu qabtay Gobolka Sool.<\/p>\n<p>Wasaaradda Arrimaha dibedda ee JSL, ayaa lagu sheegay inay cambaaraynayso ficilllada aan saxda ahayn ee lagula kacay xubnaha ka midka ah Ciidamada Qaranka ee gacanta u galay kooxaha Huwanta ah ee ku sugan Magaalada Laascaanood.<\/p>\n<p>War-saxaafadeedkaas ayaa isagoo dhamaystiran u qornaa sidan &#8220;Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, waxa ay si adag u cambaaraynaysaa wararka iyo muuqaallada lagu faafinayo Internet-ka ee ku saabsan tacadiyada ka baxsan bini\u2019aadantinimada ee lagula kacay Askarta Somaliland ee la qabtay Jimcihii 25-kii August.<\/p>\n<p>Maalmihii la soo dhaafay waxa baraha internetka ee kala duwan ku wareegayay muuqaalo aan tiro lahayn oo muujinayay askarta Somaliland oo si xun loo jidh dilay, isla-markaana muujinaya sida loo bahdilay marxuumiinta.<\/p>\n<p>Waxaan rabnaa in aan xasuusino dhammaan kuwa ku lug leh in ay ula dhaqmaan maxaabiista dagaalka si buuxda oo waafaqsan Axdiga 3aad ee Geneva iyo sidoo kale caadooyinka Islaamka sida ku cad Quraanka Kariimka ah ee daaweynta xilliyada colaadaha.<\/p>\n<p>Beesha Caalamka waxaanu u soo jeedinaynaa inay si deg-deg ah wax uga qabtaan arrintan, isla markaana ay qaadaan tallaabooyinka lagama maarmaanka ah ee lagu xaqiijinayo in ciidamada Somaliland iyo sidoo kale maydadka dadkii dhintay la ixtiraamo, iyadoo loo marayo axdiyadii ay xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ku dhaqantay tan iyo bilowgii khilaafkan..&#8221;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay Jidh-dil iyo Tacadiyo loo geystay Askar ka mid ah Ciidamada Qaranka oo lagu qabtay Gobolka Sool. Wasaaradda Arrimaha dibedda ee JSL, ayaa lagu sheegay inay cambaaraynayso ficilllada aan saxda ahayn ee lagula kacay xubnaha ka midka ah Ciidamada Qaranka ee gacanta u galay kooxaha Huwanta ah ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":73039,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-73038","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/download-7.jpeg?fit=254%2C199&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-j02","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73038","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=73038"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73038\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":73040,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73038\/revisions\/73040"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/73039"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=73038"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=73038"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=73038"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}