{"id":73026,"date":"2023-08-30T18:58:13","date_gmt":"2023-08-30T18:58:13","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=73026"},"modified":"2023-08-30T18:58:13","modified_gmt":"2023-08-30T18:58:13","slug":"huwanta-laascaanood-oo-weerar-gaadmo-ah-qorsheeyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/08\/30\/huwanta-laascaanood-oo-weerar-gaadmo-ah-qorsheeyay\/","title":{"rendered":"Huwanta Laascaanood Oo Weerar Gaadmo Ah Qorsheeyay\u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Xog laga helay Kooxaha Huwanta ah ee Magaalada Laascaanood, ayaa sheegtay inay qorshaynayaan weerar gaadmo ah oo ay ku qaadaan Deegaannada ay xilligan kulaalayaan.<\/p>\n<p>Xogta, ayaa sheegtay in Huwanta oo aaminsan in mar uun Ciidamada Qaranku weerar ku qaadi doonaan, ay doonayaan inay iyagu weerar gaadmo ah qaadaan, si ay dhibaato u gaadhsiiyaan Ciidamada Qaranka iyo dadka reer Somaliland ee ku nool jiidahaasi.<\/p>\n<p>Waxa la soo weriyey in Shalay Huwantu ay Maleeshiyaad dul-dhigeen deegaanka Maygaagle oo ka mid ah Tuulooyinka u dhexeeya Buuhoodle iyo Qori-lugud, halkaas oo ay Saldhig ku leeyihiin Ciidamada Qaranka JSL.<\/p>\n<p>Xogta ayaa intaa raacisay, inay jiraan deegaano kale oo ay qorshaysteen inay weerarro gaadmo ah ka fuliyaan.<\/p>\n<p>Laakiin, Ciidamada Qaranka Somaliland, ayaa la socda dhaqdhaqaaqa kooxahaasi isla-markaana isha ku haya deegaannada qaar oo la sheegay inay miinooyin ku aaseen.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Xog laga helay Kooxaha Huwanta ah ee Magaalada Laascaanood, ayaa sheegtay inay qorshaynayaan weerar gaadmo ah oo ay ku qaadaan Deegaannada ay xilligan kulaalayaan. Xogta, ayaa sheegtay in Huwanta oo aaminsan in mar uun Ciidamada Qaranku weerar ku qaadi doonaan, ay doonayaan inay iyagu weerar gaadmo ah qaadaan, si ay dhibaato u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":28666,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-73026","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/garaad-jaamac.jpg?fit=550%2C404&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iZQ","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73026","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=73026"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73026\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":73027,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73026\/revisions\/73027"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28666"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=73026"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=73026"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=73026"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}