{"id":73017,"date":"2023-08-26T17:39:31","date_gmt":"2023-08-26T17:39:31","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=73017"},"modified":"2023-08-26T17:39:31","modified_gmt":"2023-08-26T17:39:31","slug":"madax-dhaqameed-baaq-ka-soo-saaray-dagaal-beeleed-ka-dhacay-ceel-af-weyn","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/08\/26\/madax-dhaqameed-baaq-ka-soo-saaray-dagaal-beeleed-ka-dhacay-ceel-af-weyn\/","title":{"rendered":"Madax-dhaqameed Baaq Ka Soo Saaray Dagaal-beeleed Ka Dhacay Ceel Af-weyn"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Madax-dhaqameedka Somaliland, ayaa baaq nabadeed ka soo saaray colaad ka soo cusboonaatay degmada Ceel Afweyn ee gobolka Sanaag.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah Madax-dhaqameedka Somaliland oo Maanta Saxaafadda kula hadlay Hargeysa, ayaa Beelaha Walaalaha ah ee Ceel Af-weyn ugu baaqay inay dagaalka joojiyaan oo ay nabad ku wada-hadlaan.<\/p>\n<p>Dagaalka oo dhacay Shalay, ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac soo kala gaadhay dhinacyadii dagaalamay.<\/p>\n<p>Madax-dhaqameedka baaqa soo saaray, ayaa sheegay inay halkaa tagayaan, si ay doorkooda uga qaataan soo celinta nabadda.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Madax-dhaqameedka Somaliland, ayaa baaq nabadeed ka soo saaray colaad ka soo cusboonaatay degmada Ceel Afweyn ee gobolka Sanaag. Qaar ka mid ah Madax-dhaqameedka Somaliland oo Maanta Saxaafadda kula hadlay Hargeysa, ayaa Beelaha Walaalaha ah ee Ceel Af-weyn ugu baaqay inay dagaalka joojiyaan oo ay nabad ku wada-hadlaan. Dagaalka oo dhacay Shalay, ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":42317,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-73017","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/suldaan-xasan.png?fit=503%2C325&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iZH","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73017","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=73017"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73017\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":73018,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73017\/revisions\/73018"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42317"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=73017"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=73017"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=73017"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}