{"id":73011,"date":"2023-08-26T17:34:31","date_gmt":"2023-08-26T17:34:31","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=73011"},"modified":"2023-08-26T17:34:31","modified_gmt":"2023-08-26T17:34:31","slug":"qaramada-midoobay-oo-war-ka-soo-saartay-dagaalka-suudaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/08\/26\/qaramada-midoobay-oo-war-ka-soo-saartay-dagaalka-suudaan\/","title":{"rendered":"Qaramada Midoobay Oo War Ka Soo Saartay Dagaalka Suudaan"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Qaramada Midoobay, ayaa sheegtay in dagaalka ka socda Suudaan uu saameyn ba\u2019an ku hayo guud ahaan dalka isla-markaana uu gobolka oo dhan u horseedi karo masiibo bini\u2019aadantinimo.<\/p>\n<p>Dagaalka u dhaxeeya ciidamada iyo xoogagga hubeysan ayaa billowday bishii April, waanu sii fidayaa.<\/p>\n<p>Isku duwaha arrimaha bini&#8217;aadantinimada ee Qaramada Midoobay, Martin Griffiths, ayaa sheegay in gaajada, cudurrada iyo barakaca ay sababeen iskahorimaadyada ay khatar ku yihiin in ay la dagaan dalka oo dhan.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in boqolaal kun oo caruur ah ay hayso nafaqo darro aad u daran ayna qarka u saaran yihiin in ay geeriyoodaan haddii aan la daweyn.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Qaramada Midoobay, ayaa sheegtay in dagaalka ka socda Suudaan uu saameyn ba\u2019an ku hayo guud ahaan dalka isla-markaana uu gobolka oo dhan u horseedi karo masiibo bini\u2019aadantinimo. Dagaalka u dhaxeeya ciidamada iyo xoogagga hubeysan ayaa billowday bishii April, waanu sii fidayaa. Isku duwaha arrimaha bini&#8217;aadantinimada ee Qaramada Midoobay, Martin Griffiths, ayaa sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":73012,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-73011","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/8cdbef84-7ee8-44a3-afb1-a85e24a03920.jpg?fit=624%2C351&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iZB","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73011","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=73011"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73011\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":73013,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73011\/revisions\/73013"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/73012"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=73011"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=73011"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=73011"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}