{"id":72996,"date":"2023-08-22T17:01:17","date_gmt":"2023-08-22T17:01:17","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72996"},"modified":"2023-08-22T17:01:17","modified_gmt":"2023-08-22T17:01:17","slug":"maleeshiyaad-isku-soo-dhiibay-ciidamada-qaranka-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/08\/22\/maleeshiyaad-isku-soo-dhiibay-ciidamada-qaranka-somaliland\/","title":{"rendered":"Maleeshiyaad Isku Soo Dhiibay Ciidamada Qaranka Somaliland"},"content":{"rendered":"<p>Laascaanood (Arabsiyo) &#8211; Taliska qaybta 7-aad ee Ciidamada Qaranka Somaliland, ayaa Maanta soo dhaweeyay Ciidamo ka soo goostay Kooxaha Huwanta ah.<\/p>\n<p>Ciidamada oo xalay soo gaadhay Ciidamada Qaranka, ayaa waxa hoggaaminaya Abaanduulihii kooxaha Huwanta ah Cabdixaafid Gurey, kaasi oo sidoo kale ahaa Madaxa Wacyigelinta ee Maleeshiyaadka Huwanta.<\/p>\n<p>Shir-jaraa&#8217;id oo ay qabteen ayay ku faahfaahiyeen sababta ay Ciidamada Qaranka iskugu soo dhiibeen ee ay Huwanta uga soo goosteen.<\/p>\n<p>Waxaana u hadlay Cabdixaafid guray oo ahaa Abaanduulaha Huwanta, waxaanu sheegay inay go&#8217;aansadeen inay iskaga baxaan Maleeshiyaadka Huwanta, ka dib markii ay arkeen in taladoodii gacanta u gashay Argagixiso.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Laascaanood (Arabsiyo) &#8211; Taliska qaybta 7-aad ee Ciidamada Qaranka Somaliland, ayaa Maanta soo dhaweeyay Ciidamo ka soo goostay Kooxaha Huwanta ah. Ciidamada oo xalay soo gaadhay Ciidamada Qaranka, ayaa waxa hoggaaminaya Abaanduulihii kooxaha Huwanta ah Cabdixaafid Gurey, kaasi oo sidoo kale ahaa Madaxa Wacyigelinta ee Maleeshiyaadka Huwanta. Shir-jaraa&#8217;id oo ay qabteen ayay ku faahfaahiyeen sababta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":27932,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72996","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/111.jpg?fit=640%2C360&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iZm","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72996","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72996"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72996\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72997,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72996\/revisions\/72997"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27932"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72996"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72996"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72996"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}