{"id":72970,"date":"2023-08-21T19:54:14","date_gmt":"2023-08-21T19:54:14","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72970"},"modified":"2023-08-21T19:54:14","modified_gmt":"2023-08-21T19:54:14","slug":"siyaasi-kulmiye-ah-oo-digniin-iyo-dardaaran-u-jeediyey-dablaydagacan-libaax","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/08\/21\/siyaasi-kulmiye-ah-oo-digniin-iyo-dardaaran-u-jeediyey-dablaydagacan-libaax\/","title":{"rendered":"Siyaasi Kulmiye Ah Oo Digniin Iyo Dardaaran U Jeediyey DablaydaGacan-libaax\u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; C\/raxmaan Cismaan Caalin oo ka mid ah Siyaasiyiinta Xisbiga Kulmiye, ayaa farriin u diray dablayda Buurta Gacan-libaax ee diiddan doorashada Ururrada siyaasadda dalka.<\/p>\n<p>Cabdiraxmaan oo ka mid ahaa Xildhibaannada Golihii hore ee Wakiillad Somaliland, ayaa sheegay Inuu waayo-arag u yahay jabhadaynta iyo buur fuulidda, maaddaama oo uu ka qayb-galay dagaalkii sokeeye ee Somaliland ka dhacay 1994-kii, sidaa darteed qof kasta oo Maanta jabhadeeyaa uu Mustaqbalka ka qoomamayn doono, sidaa awgeed loo baahan yahay in laga waantoobo.<\/p>\n<p>Mr. Caalin ayaa sidan ku sheegay hadal uu ka jeediyey shirka golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye oo Maanta Burco lagu soo gabogebeeyay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa\u00a0<\/strong><\/h4>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; C\/raxmaan Cismaan Caalin oo ka mid ah Siyaasiyiinta Xisbiga Kulmiye, ayaa farriin u diray dablayda Buurta Gacan-libaax ee diiddan doorashada Ururrada siyaasadda dalka. Cabdiraxmaan oo ka mid ahaa Xildhibaannada Golihii hore ee Wakiillad Somaliland, ayaa sheegay Inuu waayo-arag u yahay jabhadaynta iyo buur fuulidda, maaddaama oo uu ka qayb-galay dagaalkii sokeeye ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":72971,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72970","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/sddefault.jpg?fit=640%2C480&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iYW","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72970","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72970"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72970\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72972,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72970\/revisions\/72972"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/72971"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72970"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72970"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72970"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}