{"id":72959,"date":"2023-08-19T18:49:13","date_gmt":"2023-08-19T18:49:13","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72959"},"modified":"2023-08-19T18:49:13","modified_gmt":"2023-08-19T18:49:13","slug":"madaxweyne-biixi-oo-war-cusub-ka-sheegay-burco","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/08\/19\/madaxweyne-biixi-oo-war-cusub-ka-sheegay-burco\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Biixi Oo War Cusub Ka Sheegay Burco"},"content":{"rendered":"<p>Burco (Arabsiyo) &#8211; Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in khilaafaadka jira lagu sixi karin colaad.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Somaliland oo khudbad ka jeediyey Jaamacadda Burco oo ay Maanta ka qalin-jebiyeen Arday ku dhow lix boqol, ayaa sheegay in Ilaalinta Nabadda ay Dawladdu u marayso shareecada Islaamka.<\/p>\n<p>Madaxweynuhu wuxuu sheegay In qisaastu tahay waxa keliya ee lagu suulin karo dilalka ka dhaca dalka, loona baahnayn in Qofka gacan ku-dhiiglaha ah ay qariyaan ama taageeraan Dadka uu ka dhashay.<\/p>\n<p>Madaxweynuhu waxa kale oo uu ka hadlay dul-qaadka looga baahan yahay Masuuliyiinta Xukuumadda marmarka xaaladuhu adkaadaan.<\/p>\n<p>Hadalka Madaxweynaha ee la xidhiidha qisaasta, ayaa loo fahmay Dablaydii dhawaan Deegaanka Go&#8217;da yar dilay 9-ka Askari ee Booliska.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Burco (Arabsiyo) &#8211; Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in khilaafaadka jira lagu sixi karin colaad. Madaxweynaha Somaliland oo khudbad ka jeediyey Jaamacadda Burco oo ay Maanta ka qalin-jebiyeen Arday ku dhow lix boqol, ayaa sheegay in Ilaalinta Nabadda ay Dawladdu u marayso shareecada Islaamka. Madaxweynuhu wuxuu sheegay In qisaastu tahay waxa keliya ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":42729,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72959","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/Madaxweynaha-MBC.png?fit=443%2C314&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iYL","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72959","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72959"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72959\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72960,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72959\/revisions\/72960"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42729"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72959"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72959"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72959"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}