{"id":72954,"date":"2023-08-19T18:45:21","date_gmt":"2023-08-19T18:45:21","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72954"},"modified":"2023-08-19T18:45:21","modified_gmt":"2023-08-19T18:45:21","slug":"dagaal-qaatay-10-saacadood-oo-ka-dhacay-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/08\/19\/dagaal-qaatay-10-saacadood-oo-ka-dhacay-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Dagaal Qaatay 10 Saacadood Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (Arabsiyo) &#8211; Warar\u00a0dheeraad ah, ayaa kasoo baxaya dagaal ku dhawaad 10 saacadood qaatay oo xaafado ka tirsan degmada Dharkeenleey ee magaalada Muqdisho ku dhexmaray ciidamo ka wada tirsan dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa wararku waxay sheegayaan inuu u dhaxeeyay ciidamo ka amar qaata Jenaraal Sheegoow iyo ciidamada xasilinta Caasimadda ee loo yaqaano Booliisa Militare.<\/p>\n<p>Dagaalkaan u dhaxeeya ciidamadaan ka wada tirsan dowladda Fedaraalka ayaa qarxay habeen hore abaare 09:00 habeenimo, kaasoo istaagay Shalay gelinkii hore, waxaana la tilmaamay inuu dagaalka bilaawday kadib markii ciidanka xasilinta ku baxeen goob la sheegay in askar hubeysan ku dhibaateynayeen dad shacabka ah.<\/p>\n<p>Labada dhinac ayaa lasoo warinaya iney isku adeegsanayaan ilaa habeen hote hubka noocyadiisa kala duwan, isla-markaana uu jiro khasaara kala duwan oo ka dhashay dagaalka, inkastoo aanan la xaqiijin karin inta uu dhan yahay khasaaraha.<\/p>\n<p>Wararkii ugu dambeeyay ee haatan kasoo baxaya dagaalka ayaa sheegaya in xaalada ay degan tahay walina la maqlaayo rasaas goos goos ah, waxaana halkaasi gaaray ciidamo Booliis ah uu hoggaaminaayo taliyaha Booliiska gobolka Banaadir Macalin Mahdi iyo saraakiil kale, hayeshee wali ma suurtagalin inay joojiyaan dagaalka.<\/p>\n<p>Majirto wax war ah oo kasoo baxay dhanka laamaha amaanka Muqdisho oo ku aadan dagaalkan saacadaha badan qaatay ee ka socda Xaafada kaawo Godey ee magaalada Muqdisho, waxa uuna noqonaya dagaalkaan kii ugu cuslaa oo Muqdisho ku dhexmara ciidamo ka wada tirsan dowladda.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (Arabsiyo) &#8211; Warar\u00a0dheeraad ah, ayaa kasoo baxaya dagaal ku dhawaad 10 saacadood qaatay oo xaafado ka tirsan degmada Dharkeenleey ee magaalada Muqdisho ku dhexmaray ciidamo ka wada tirsan dowladda Soomaaliya. Dagaalka ayaa wararku waxay sheegayaan inuu u dhaxeeyay ciidamo ka amar qaata Jenaraal Sheegoow iyo ciidamada xasilinta Caasimadda ee loo yaqaano Booliisa Militare. Dagaalkaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":72955,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72954","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/download-1-1.jpeg?fit=275%2C183&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iYG","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72954","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72954"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72954\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72956,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72954\/revisions\/72956"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/72955"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72954"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72954"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72954"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}