{"id":7295,"date":"2015-03-03T16:41:51","date_gmt":"2015-03-03T16:41:51","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=7295"},"modified":"2015-03-03T16:41:51","modified_gmt":"2015-03-03T16:41:51","slug":"fadeexad-wasiirka-duulistu-wuxuu-iigu-jawaabay-maxkamada-sare-ayaad-haysataane-maxaad-ugu-shaqo-tegi-weyday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/03\/03\/fadeexad-wasiirka-duulistu-wuxuu-iigu-jawaabay-maxkamada-sare-ayaad-haysataane-maxaad-ugu-shaqo-tegi-weyday\/","title":{"rendered":"Fadeexad Wasiirka Duulistu Wuxuu Iigu Jawaabay Maxkamada Sare Ayaad Haysataane Maxaad Ugu Shaqo Tegi Weyday?"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/download.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-7296\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/download.jpg?resize=111%2C98\" alt=\"download\" width=\"111\" height=\"98\" \/><\/a><\/p>\n<p>Waxay ahayd subaxnimadii arbacada waxaan ugu tegay xarunta wasaarada, waxanu ii qabtay balan in aan halkaa ugu yimaado nus saac ka dib markii aan sugay,<\/p>\n<p>ayaa la ii sii daayey, sababta ugu weyn ee aan ugu tagayna waxay ahayd in la igu buuxiyo boos banaanaa oo ka banaanaa airporta boos kaas oo uu ka eryay wasiirku nin dhalinyaro ah oo aanu isku hayb nahay kana mid ahaa boos aanu saami qeybsigayagii cad quudhsiga ahaa uu wasiirku na siiyey markii la qaadanayey shaqaalaha airportka oo reer walba la siiyey shaqaale.<\/p>\n<p>Sida ay balantu ahayd , subaxaa waxanu u balan sanyn in uu wasiirku igu buuxiyo booskaa oo niman odayaal ahi ay kala hadleen, subaxaa subixii ka horeeyay ayaa waxa la keenay nin dhalinyaro ah oo ay isku hayb yihiin wasiirka, sida la ii sheegay subaxaa subixii ka horeeyay ayaa nin dhalinyaro ah, oo ay isku jufo yihiin wasiirka la keenay airportka oo ku cusub meesha,laakiinse la iima sheegin meesha uu ka soo galay iyo sida uu ku yimid toona. Afbuuxa ayuu iigu yidhi waar meeshu way buuxsan taye oo way buuxdaaye dee shaqo waayimayside, dawladaba idinagaa haysanee, dee miyaad maxkamada sareba u shaqo tagtid, oo yuusuf u tegtid.<\/p>\n<p>Intaan naxay sida jeesjeeska ah ee uu iila hadlay ayaan ku idhi wasiir, waa runoo dalka waad haysataane, balan baynu lahayne oo boosku saami qeybsigayagii ayuu ka mid ahaaye adigaana yidhi soo buuxsada, maxaa is bedelay ee iska kaa badalay dhowrkan cisho ee aanu kaa maqnayn. Waa run oo boosku saami qeybsigiinii ayuu ka mid ahaa laakiinse niyow nin meesha joogay oo beryahaaba bilaa camal ahaa ayaan geliyey shalay, markaa adeer waad iga raali ahaanaysaa, weliba anigaa shaqo kula daydayaya, igana raali ahow.Waan iskaga soo baxay markaan iskaga soo baxay ayuu intuu iga soo daba kacay igu yidhi turkey ayaan tegayaaye wiigane hadaan dhakhso u yimaado arbacadaa arbacadeeda igu soo noqo haddii Alle yidhaa. Intaanan jawaaba bixin ayuu body gaadhkiisu ku yidhi dee malaha soo noqon maysid arbacadaa, markaasu yidhi dhowr cisho ayaanu joogaynaa.<\/p>\n<p>Ka dib si buuxda ayaan ugu idhi balantii aynu lahaunba waad ka baxdee, maxaan ku soo noqdaa arbacada danbe, waad I niyad jabisee, intuu qoslay ayuu igu yidhi maxkamada sareba shaqaalay qaadanysaaye u tag yuusufdee.<\/p>\n<p>Waan iskaga soo baxay, anigoo ka yaaban balantii aanu isku ogayn iyo siduu ii galay Balan iyo axdi toona ma leh wasiirka duulista iyo hawadu<\/p>\n<p>Axmed Ismaaciil Aadam<\/p>\n<p>Hargeisa, Somaliland<\/p>\n<p>Sanka1909@live.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxay ahayd subaxnimadii arbacada waxaan ugu tegay xarunta wasaarada, waxanu ii qabtay balan in aan halkaa ugu yimaado nus saac ka dib markii aan sugay, ayaa la ii sii daayey, sababta ugu weyn ee aan ugu tagayna waxay ahayd in la igu buuxiyo boos banaanaa oo ka banaanaa airporta boos kaas oo uu ka eryay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":7296,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7295","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1TF","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7295","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7295"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7295\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7295"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7295"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7295"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}