{"id":72895,"date":"2023-08-13T16:59:15","date_gmt":"2023-08-13T16:59:15","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72895"},"modified":"2023-08-13T16:59:15","modified_gmt":"2023-08-13T16:59:15","slug":"hargeysa-aas-qaran-oo-loo-sameeyay-askar-shirqool-lagu-dilay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/08\/13\/hargeysa-aas-qaran-oo-loo-sameeyay-askar-shirqool-lagu-dilay\/","title":{"rendered":"Hargeysa: Aas Qaran Oo Loo Sameeyay Askar Shirqool Lagu Dilay"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Magaalada Hargeysa, waxa Maanta Magaalada Hargeysa aas Qaran loogu sameeyay 9 Askari oo ay dhawaan jid-goyn ku dileen Dablayda diiddan doorashada Ururrada siyaasadda ee ku jirta Buurta Gacan-libaax.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ka qayb-galay Aaska Askartaasi, ayaa ka hadlay qaabkii ay u dhinteen, waxaanu sheegay in Ciidankaa la shirqoolay, sidaa darteedna laga shaqaynayo sidii sharciga loo horkeeni lahaa Raggii dilkaa u geystay Ciidamada ka shaqaynayey amniga Qaranka.<\/p>\n<p>Madaxweynuhu wuxuu su&#8217;aal-geliyey waxa isku soo beegay dhaqan-gelinta wakhtiga doorashada ururrada iyo Shirqoolka lagu laayay Ciidamada Booliska.<\/p>\n<p>Hadalka Madaxweynaha, ayaa ku soo beegmaya xilli Dablayda diiddan doorashada Ururrada siyaasadda ee ku dhuumaalaysanaya Buurta Gacan-libaax ay soo dirayaan farriimo hanjabaad ah, iyagoo dilka Askartii ay jid-gooyada u galeen u arka guul ay ka gaadheen hadafkooda, taasina waata Xukuumadda iyo laamaha amaanka ku khasabtay inay gaadhaan go&#8217;aan ah in sharciga la mariyo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Magaalada Hargeysa, waxa Maanta Magaalada Hargeysa aas Qaran loogu sameeyay 9 Askari oo ay dhawaan jid-goyn ku dileen Dablayda diiddan doorashada Ururrada siyaasadda ee ku jirta Buurta Gacan-libaax. Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ka qayb-galay Aaska Askartaasi, ayaa ka hadlay qaabkii ay u dhinteen, waxaanu sheegay in Ciidankaa la shirqoolay, sidaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":72896,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72895","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/FB_IMG_1691945852147.jpg?fit=720%2C480&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iXJ","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72895","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72895"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72895\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72897,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72895\/revisions\/72897"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/72896"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72895"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72895"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72895"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}