{"id":72861,"date":"2023-08-10T19:51:30","date_gmt":"2023-08-10T19:51:30","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72861"},"modified":"2023-08-10T19:51:30","modified_gmt":"2023-08-10T19:51:30","slug":"maraykanka-oo-ka-walaacsan-caafimaadka-madaxweynihii-la-afgambiyey-ee-niger","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/08\/10\/maraykanka-oo-ka-walaacsan-caafimaadka-madaxweynihii-la-afgambiyey-ee-niger\/","title":{"rendered":"Maraykanka Oo Ka Walaacsan Caafimaadka Madaxweynihii La Afgambiyey Ee Niger"},"content":{"rendered":"<p>USA (Arabsiyo) &#8211; Mareykanka ayaa walaac ka muujiyay xaaladda cafimaad ee madaxweynihii dalka Niger, oo muddo ka badan laba todoobaad ku xiran gurigiisa.<\/p>\n<p>\u2018Waxaan aad ugu walaacsannahay caafimaadkiisa iyo badqabkiisa shaqsiyeed iyo tan qoyskiisa\u2019, ayuu yidhi afhayeenka wasaaradda arrimaha dibedda.<\/p>\n<p>Bazoum ayaa waxaa xilka ka qaaday ciidamada millateriga oo afgembi kula wareegay dalka 26-kii bishii hore.<\/p>\n<p>Tan iyo maalinkaas, taliska millateri ayaa xukumayay dalka, waxaana arrintan si aad ah uga soo hor jeestay ururka waddamada galbeedka Africa oo loo soo gaabiyo ECOWAS.<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>USA (Arabsiyo) &#8211; Mareykanka ayaa walaac ka muujiyay xaaladda cafimaad ee madaxweynihii dalka Niger, oo muddo ka badan laba todoobaad ku xiran gurigiisa. \u2018Waxaan aad ugu walaacsannahay caafimaadkiisa iyo badqabkiisa shaqsiyeed iyo tan qoyskiisa\u2019, ayuu yidhi afhayeenka wasaaradda arrimaha dibedda. Bazoum ayaa waxaa xilka ka qaaday ciidamada millateriga oo afgembi kula wareegay dalka 26-kii bishii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72861","post","type-post","status-publish","format-standard","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iXb","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72861","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72861"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72861\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72863,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72861\/revisions\/72863"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72861"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72861"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72861"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}