{"id":72852,"date":"2023-08-09T20:27:31","date_gmt":"2023-08-09T20:27:31","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72852"},"modified":"2023-08-09T20:28:42","modified_gmt":"2023-08-09T20:28:42","slug":"41-qof-oo-tahriibayaal-ah-oo-ku-dhintay-badda-talyaaniga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/08\/09\/41-qof-oo-tahriibayaal-ah-oo-ku-dhintay-badda-talyaaniga\/","title":{"rendered":"41 Qof Oo Tahriibayaal Ah Oo Ku Dhintay Badda Talyaaniga"},"content":{"rendered":"<p>Italy (Arabsiyo) &#8211; 41 qof oo tahriibayaal ah, ayaa ku dhintay doon ku degtay jasiiradda Lampedusa ee dalka Talyaaniga, sida ay dad ka badbaaday u sheegeen warbaahinta gudaha.<\/p>\n<p>Afar qof oo ka badbaaday musiibadaas ayaa u sheegay samatabbixiyaasha in ay saarnaayeen doon ka soo kacday magaalada Sfax ee dalka Tunisia, ayna kuna sii jeeday dalka Talyaaniga.<\/p>\n<p>Afarta qof ee badbaaday oo asal ahaan kasoo jeeda Ivory Coast iyo Guinea, ayaa Arbacadii gaaray Lampedusa.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Italy (Arabsiyo) &#8211; 41 qof oo tahriibayaal ah, ayaa ku dhintay doon ku degtay jasiiradda Lampedusa ee dalka Talyaaniga, sida ay dad ka badbaaday u sheegeen warbaahinta gudaha. Afar qof oo ka badbaaday musiibadaas ayaa u sheegay samatabbixiyaasha in ay saarnaayeen doon ka soo kacday magaalada Sfax ee dalka Tunisia, ayna kuna sii jeeday dalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":72854,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72852","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/download.jpeg?fit=300%2C168&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iX2","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72852","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72852"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72852\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72853,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72852\/revisions\/72853"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/72854"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72852"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72852"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72852"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}