{"id":72827,"date":"2023-08-06T16:54:24","date_gmt":"2023-08-06T16:54:24","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72827"},"modified":"2023-08-06T16:54:24","modified_gmt":"2023-08-06T16:54:24","slug":"itoobiya-wiil-bajaaj-ku-shaqaysan-jiray-oo-lagu-dilay-dhagax-buur","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/08\/06\/itoobiya-wiil-bajaaj-ku-shaqaysan-jiray-oo-lagu-dilay-dhagax-buur\/","title":{"rendered":"Itoobiya: Wiil Bajaaj Ku Shaqaysan Jiray Oo Lagu Dilay Dhagax-buur"},"content":{"rendered":"<p>Jigjiga (Arabsiyo) &#8211; Wararka aanu ka helayno Dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya, gaar ahaan magaalada Dhagax-buur ayaa sheegaya in habeenkii xalay ahayd wiil Bajaajle ahaa lagu dilay gudaha magaalada Dhagaxbuur, sida ay sheegeen dad ka degaanka Dhagaxbuur.<\/p>\n<p>Wiilkan la dilay oo saaka meydkiisa la arkay isagoo garab yaala Bajaajtiisa ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Suldaan Cabdi Khaliif waxaana dilkiisa loo adeegsaday Xabad, lamana oga ilaa iyo hadda cidda wiilka dishay iyo sababta loo dilay faahfaahin dheeri ahna wali lama helin, inkastoo Booliska magaalada Dhagaxbuur uu wado baadhitaanno la xidhiidha dilka wiilkan bajaajlaha ah.<\/p>\n<p>Dadka ku dhaqan magaalada Dhagaxbuur ayaa dhacdadan ku tilmaamay mid argagax leh, waxayna dowladda ka codsadeen in baadhis dheeraad ah lagu sameeyo dilka wiilkan Bajaajlaha ahaa, isla-markaana cidda lagu helo sharciga la mariyo.<\/p>\n<p>Inta la xasuusan yahay dhacdadan waa tii u horreysay ee ka dhacda magaalada Dhagaxbuur, waxayna dadka degaankaasi sheegayaan in haddaan arrinkan ayna dowladdu wax ka qaban inay badan karaan dilalka noocan oo kale ah ee loogaysto dadka ku xoogsada Bajaajta yaryar.<\/p>\n<h4><\/h4>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jigjiga (Arabsiyo) &#8211; Wararka aanu ka helayno Dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya, gaar ahaan magaalada Dhagax-buur ayaa sheegaya in habeenkii xalay ahayd wiil Bajaajle ahaa lagu dilay gudaha magaalada Dhagaxbuur, sida ay sheegeen dad ka degaanka Dhagaxbuur. Wiilkan la dilay oo saaka meydkiisa la arkay isagoo garab yaala Bajaajtiisa ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Suldaan Cabdi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":72828,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72827","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Marxuumka-la-dilay.jpg?fit=660%2C400&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iWD","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72827","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72827"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72827\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72829,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72827\/revisions\/72829"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/72828"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72827"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72827"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72827"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}