{"id":72816,"date":"2023-08-03T22:37:45","date_gmt":"2023-08-03T22:37:45","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72816"},"modified":"2023-08-03T22:46:30","modified_gmt":"2023-08-03T22:46:30","slug":"somaliland-xeerka-xakamaynta-xeerka-madax-dhaqameedka-oo-baarlamaanka-hor-yaalla","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/08\/03\/somaliland-xeerka-xakamaynta-xeerka-madax-dhaqameedka-oo-baarlamaanka-hor-yaalla\/","title":{"rendered":"Somaliland: Xeerka Xakamaynta Xeerka Madax-dhaqameedka Oo Baarlamaanka Hor-yaalla"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Sanadihii u dambeeyay waxa kor u kacaya tirada Madax-dhaqameedka iyo hadallada ay Warbaahinta mariyaan.<\/p>\n<p>Tirada Madax-dhaqameedka Somaliland oo badatay iyo hadallada ay Warbaahinta mariyaan oo intiisa badan aan tudhaale lahayn isla-markaana marmarka qaar sii tarmiya khilaafaadka siyaasiga ah, ayaa keenay in Dawladdu ka fikirto in la curiyo Xeer lagu dhaqo, si looga hor-tago dhibaato ay dalka u horseedaan.<\/p>\n<p>Xeerkan oo ay Wasaaradda Arrimaha guduhu curisay, ayaa hor-yaalla Golaha Guurtida si loo ansixiyo.<\/p>\n<p>Xeerkaas Golaha hor-yaalla ayaa waxa Maanta faahfaahin ka bixiyey Xildhibaan Axmed Nuur oo ka mid ah Mudaneyaasha G. Guurtida Somaliland.<\/p>\n<p style=\"text-align: center;\"><strong>https:\/\/youtu.be\/2Bkw2bnTPw8<\/strong><\/p>\n<p>Dadka amniga ku takhasusay, ayaa sheegaya in Madax-dhaqameedka batay uu saamayn muuqata ku leeyahay khilaafaadka siyaasiga ah, maaddaama oo Inta badan Madax-dhaqameedka oo waajibaadkoodu ku kooban yahay arrimaha Nabadda iyo dhaqanku ay si Daah-furan uga hadlaan arrimaha siyaasadda ee Somaliland, taasina abuurto shaki soo kala dhex gala Siyaasiyiinta iyo Beelaha dalka ka wada deggan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Sanadihii u dambeeyay waxa kor u kacaya tirada Madax-dhaqameedka iyo hadallada ay Warbaahinta mariyaan. Tirada Madax-dhaqameedka Somaliland oo badatay iyo hadallada ay Warbaahinta mariyaan oo intiisa badan aan tudhaale lahayn isla-markaana marmarka qaar sii tarmiya khilaafaadka siyaasiga ah, ayaa keenay in Dawladdu ka fikirto in la curiyo Xeer lagu dhaqo, si looga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":65434,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72816","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Shir-guddoonka-golaha-guurtida-iyo-xoghayayaasha-golahaasi.jpg?fit=600%2C400&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iWs","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72816","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72816"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72816\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72821,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72816\/revisions\/72821"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/65434"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72816"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72816"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72816"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}