{"id":72794,"date":"2023-08-02T17:14:09","date_gmt":"2023-08-02T17:14:09","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72794"},"modified":"2023-08-02T17:14:09","modified_gmt":"2023-08-02T17:14:09","slug":"war-cusub-oo-ka-soo-shirkad-shidaal-ka-baadhay-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/08\/02\/war-cusub-oo-ka-soo-shirkad-shidaal-ka-baadhay-somaliland\/","title":{"rendered":"War Cusub Oo Ka Soo Shirkad Shidaal Ka Baadhay Somaliland"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Shirkadda Shidaalka ee Genel Energy oo ka mid ah Shirkadaha hawlaha shidaal-baadhista ah ka wada Somaliland, ayaa Arbacada Maanta ku dhawaaqday Inay khasaartay $ 35.7 Milyan oo dollar.<\/p>\n<p>Shirkadda Genel Energy PLC ayaa sheegtay inay hakisay lacagihii saami qaybsiga, isla-markaana ay khasaartay nuskii hore ee sanadkan, ka dib markii ay xidhmeen dhuumo shidaal oo muhiim ah.<\/p>\n<p>Shirkadda Shidaal-soo-saarka ee fadhigeedu yahay London isla-markaana hanti wax-soo-saar ku leh Kurdistan, Somaliland iyo Marooko, ayaa sheegtay inay khasaare hawleed soo gaadhay, kaasi oo dhan USD35.7 lixdii bilood ee u horreeyay sannadkan 2023.<\/p>\n<p>Shirkadda oo sannadkii hore ee 2022 faa&#8217;iidday USD140.7 milyan, ayaa sannadkan lixdii bilood ee u horreeyay khasaartay, ka dib markii uu wax soo saarku hoos u dhacay 56%, taasi oo u dhiganta 13,440 foosto oo saliid ah maalintii, halka celceliska qiimaha saliiddu uu hoos u dhacay 26%, taasi oo ka dhigan in foostadii shidaalka ahayd ee lagu iibinayey 108 dollar hoos ugu dhacdo 80 dollar.<\/p>\n<p>Madaxa fulinta ee Genel Energy Paul Weir ayaa sheegay in xidhitaanka dhuunta isku xidha Ciraaq iyo Turkiga bishii March ay dhaawacday dakhligii soo galay.<\/p>\n<p>Sidaa awgeed, Genel waxay sheegtay inay hakisay barnaamijkeedii Saami-qaybsiga.<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Shirkadda Shidaalka ee Genel Energy oo ka mid ah Shirkadaha hawlaha shidaal-baadhista ah ka wada Somaliland, ayaa Arbacada Maanta ku dhawaaqday Inay khasaartay $ 35.7 Milyan oo dollar. Shirkadda Genel Energy PLC ayaa sheegtay inay hakisay lacagihii saami qaybsiga, isla-markaana ay khasaartay nuskii hore ee sanadkan, ka dib markii ay xidhmeen dhuumo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":72795,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72794","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/IMG-20230802-WA0003.jpg?fit=1280%2C720&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iW6","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72794","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72794"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72794\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72796,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72794\/revisions\/72796"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/72795"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72794"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72794"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72794"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}