{"id":72767,"date":"2023-07-29T15:03:51","date_gmt":"2023-07-29T15:03:51","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72767"},"modified":"2023-07-29T15:03:51","modified_gmt":"2023-07-29T15:03:51","slug":"xukuumadda-somaliland-oo-sheegtay-inay-socdaan-dedaallo-lagu-soo-afjarayo-dablayda-gacan-libaax","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/07\/29\/xukuumadda-somaliland-oo-sheegtay-inay-socdaan-dedaallo-lagu-soo-afjarayo-dablayda-gacan-libaax\/","title":{"rendered":"Xukuumadda Somaliland Oo Sheegtay Inay Socdaan Dedaallo Lagu Soo Afjarayo Dablayda Gacan-libaax"},"content":{"rendered":"<p>Sheekh (Arabsiyo) &#8211; Xukuumadd Somaliland, ayaa ka hadashay Warar lagu sheegay in gelinkii hore ee Maanta Dablay ku jirta Buurta Gacan-libaax ay rasaaseeyeen Wefti uu hoggaaminayey Badhasaabka Gobolka Saaxil, kuwaasi oo marayey deegaanka Isku-dar oo u dhexeeya Go&#8217;da weyn iyo degmada Sheekh.<\/p>\n<p>Badhasaabka Gobolka Saaxil Cali Cabdillaahi (Cali-casse) oo markii isaga iyo Weftigiisu gaadheen Degmada Sheekh la hadlay Warbaahinta, ayaa sheegay In aanay waxba ka jirin Wararka sheegay in la rasaaseeyay.<\/p>\n<p>Badhasaabku waxa kale oo uu ka hadlay ujeeddada rasmiga ah ee Ciidamada RRU-da loo geeyay degmada Go&#8217;da weyn, waxaanu sheegay inay amniga dadka Shacabka ah sugayaan, wax tallaabo ahna aanay u qaadaynin dhanka Dablayda.<\/p>\n<p>Waxa kale oo uu sheegay inay socdaan dedaallo la doonayo in lagu soo afjaro khilaafka sababay in dablaydu gasho buurta Gacan-libaax, waxaanu rejo ka muujiyey in xal rasmiya la gaadho.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sheekh (Arabsiyo) &#8211; Xukuumadd Somaliland, ayaa ka hadashay Warar lagu sheegay in gelinkii hore ee Maanta Dablay ku jirta Buurta Gacan-libaax ay rasaaseeyeen Wefti uu hoggaaminayey Badhasaabka Gobolka Saaxil, kuwaasi oo marayey deegaanka Isku-dar oo u dhexeeya Go&#8217;da weyn iyo degmada Sheekh. Badhasaabka Gobolka Saaxil Cali Cabdillaahi (Cali-casse) oo markii isaga iyo Weftigiisu gaadheen Degmada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":72768,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72767","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/BADHASAAB-CALI-CASE.png?fit=523%2C319&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iVF","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72767","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72767"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72767\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72769,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72767\/revisions\/72769"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/72768"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72767"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72767"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72767"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}