{"id":72762,"date":"2023-07-29T14:58:22","date_gmt":"2023-07-29T14:58:22","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72762"},"modified":"2023-07-29T14:58:22","modified_gmt":"2023-07-29T14:58:22","slug":"donald-trump-oo-aaminsan-inuu-ka-guulaysan-karo-biden","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/07\/29\/donald-trump-oo-aaminsan-inuu-ka-guulaysan-karo-biden\/","title":{"rendered":"Donald Trump Oo Aaminsan Inuu Ka Guulaysan Karo Biden"},"content":{"rendered":"<p>USA (Arabsiyo) &#8211; Donald Trump, ayaa kulan ay isugu yimaadeen xubnaha Jamhuuriga u sheegay in uu yahay musharaxa kaliya ee ku guuleysan kara doorashada sanadka soo socda wuxuuna soo jeediyay in taasi ay tahay sababta uu u wajahayo eedeymo kala duwan oo isugu jira dambiyo iyo mid madani ah.<\/p>\n<p>Mr Trump ayaa ka khudbeynayay xaflad lacag aruurin ah oo ka dhacday Iowa, isaga iyo rag kale oo rajo ka qaba doorashada Madaxweynaha.<\/p>\n<p>Shaqsi kale oo la tartamayey xubnahii hore ee Kongareeska Texas Will Hurd ayaa dadkii daawanayey ku ooriyey isagoo leh madaxweynihii hore wuxuu mar kale u tartamayey xilka si uu xabsiga uga baaqsado.<\/p>\n<p>Dacwad oogayaasha federaalka ayaa ballaadhiyay baadhitaankooda ku aaddan Mr Trump, sida uu u maamulay dukumentiyada dowladda kadib markii uu ka tagay Aqalka Cad, laakiin weli waa musharaxa ugu cadcad musharaxnimada Jamhuuriga.<\/p>\n<p>Wuxuu ku adkeystay inuu sii wadi doono ololaha xitaa haddii lagu xukumo mid ka mid ah eedeymaha dembi ee uu wajahayo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>USA (Arabsiyo) &#8211; Donald Trump, ayaa kulan ay isugu yimaadeen xubnaha Jamhuuriga u sheegay in uu yahay musharaxa kaliya ee ku guuleysan kara doorashada sanadka soo socda wuxuuna soo jeediyay in taasi ay tahay sababta uu u wajahayo eedeymo kala duwan oo isugu jira dambiyo iyo mid madani ah. Mr Trump ayaa ka khudbeynayay xaflad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":42251,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72762","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/trump.jpg?fit=660%2C371&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iVA","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72762","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72762"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72762\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72763,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72762\/revisions\/72763"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42251"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72762"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72762"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72762"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}