{"id":72748,"date":"2023-07-27T22:57:34","date_gmt":"2023-07-27T22:57:34","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72748"},"modified":"2023-07-27T22:57:34","modified_gmt":"2023-07-27T22:57:34","slug":"maraykanka-oo-masuulka-argagixisada-qaabilsan-u-diray-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/07\/27\/maraykanka-oo-masuulka-argagixisada-qaabilsan-u-diray-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Maraykanka Oo Masuulka Argagixisada Qaabilsan U Diray Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Kaaliyaha Xoghayaha Maaliyadda Mareykanka u qaabilsan arrimaha argagixisada iyo sirdoonka, Brian Nelson ayaa maanta oo khamiis ah booqasho shaqo ku tagay Muqdisho.<\/p>\n<p>Brian Nelson\u00a0 ayaa madaxda sare ee dowladda, inkastoo dalka ay ka maqan yihiin, wuxuu kala hadli doonaa sidii loo xoojin lahaa iskaashiga iyo xidhiidhka maaliyadeed ee labada dal.<\/p>\n<p>Sarkaalkan ayaa inta uu ku guda jiro booqasho uu ku tagay Muqdisho, wuxuu sidoo kale kala hadli doonaa masuuliyiinta Dowladda, sida ka bixitaanka Moscow ee heshiiska badarka Badda Madow uu u dhaawici doono dowladaha Afrika.<\/p>\n<p>Booqashada Nelson ayaa ku soo beegantay iyadoo madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin uu isku diyaarinayo inuu madaxda Afrika ku martigeliyo St. Petersburg Khamiista maanta iyo Jimcaha berri, isagoo u ballan qaaday inay xor u yihiin hadhuudhka Ruushiya &#8220;si ay ugu beddeshaan hadhuudhka Ukraine.<\/p>\n<p>Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa ka codsaday Ruushka in ay dib u soo nooleeyaan heshiiskii ay dhexdhexaadka ka ahayd Qaramada Midoobay ee hadhuudhka Badda Madow si loogu ogolaado qulqulka hadhuudhka laga dhoofiyo dekedaha Badda Madow ee Ukraine.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Kaaliyaha Xoghayaha Maaliyadda Mareykanka u qaabilsan arrimaha argagixisada iyo sirdoonka, Brian Nelson ayaa maanta oo khamiis ah booqasho shaqo ku tagay Muqdisho. Brian Nelson\u00a0 ayaa madaxda sare ee dowladda, inkastoo dalka ay ka maqan yihiin, wuxuu kala hadli doonaa sidii loo xoojin lahaa iskaashiga iyo xidhiidhka maaliyadeed ee labada dal. Sarkaalkan ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":72749,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72748","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/363779939_699263595578116_143716552994155781_n.jpg?fit=2048%2C1365&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iVm","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72748","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72748"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72748\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72750,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72748\/revisions\/72750"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/72749"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72748"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72748"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72748"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}