{"id":72742,"date":"2023-07-27T19:24:38","date_gmt":"2023-07-27T19:24:38","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72742"},"modified":"2023-07-27T19:24:38","modified_gmt":"2023-07-27T19:24:38","slug":"singapore-oo-dil-ku-fulinaysa-haweenay-daroogo-lagu-helay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/07\/27\/singapore-oo-dil-ku-fulinaysa-haweenay-daroogo-lagu-helay\/","title":{"rendered":"Singapore Oo Dil Ku Fulinaysa Haweenay Daroogo Lagu Helay"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Singapore ayaa xukun dil ah ku fulin doonta haweeney markii ugu horeysay muddo 20 sano ah, sida ay sheegeen dadka u dhaqdhaqaaqa xuquuqda aadanaha.<\/p>\n<p>Saridewi Djamani oo 45 jir ah una dhalatay dalka Singapore ayaa lagu helay dambi ah ka ganacsiga 30 garaam oo Heroin ah sanadkii 2018-kii.<\/p>\n<p>Waa qofkii labaad oo xukun dil ah lagu fuliyo saddexda maalmood ee soo socda.<\/p>\n<p>Sida uu dhigayo sharciga Singapore, ciqaabta dilka ah ayaa lagu soo rogi karaa haddii daroogada heroinku uu miisaankiisu ka badan yahay 15 garaam, xashiishaduna ay ka badan tahay 500 garaam.<\/p>\n<p>Singapore ayaa leh qaar ka mid ah sharciyada ugu adag ee ka hortagga daroogada adduunka, kuwaas oo ay sheegtay in ay lagama maarmaan tahay in la ilaaliyo bulshada.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Singapore ayaa xukun dil ah ku fulin doonta haweeney markii ugu horeysay muddo 20 sano ah, sida ay sheegeen dadka u dhaqdhaqaaqa xuquuqda aadanaha. Saridewi Djamani oo 45 jir ah una dhalatay dalka Singapore ayaa lagu helay dambi ah ka ganacsiga 30 garaam oo Heroin ah sanadkii 2018-kii. Waa qofkii labaad oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":72743,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72742","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/images.jpeg?fit=275%2C183&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iVg","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72742","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72742"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72742\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72744,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72742\/revisions\/72744"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/72743"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72742"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72742"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72742"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}