{"id":72739,"date":"2023-07-27T19:20:20","date_gmt":"2023-07-27T19:20:20","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72739"},"modified":"2023-07-27T19:20:20","modified_gmt":"2023-07-27T19:20:20","slug":"shirka-ruushka-afrika-oo-maanta-furmay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/07\/27\/shirka-ruushka-afrika-oo-maanta-furmay\/","title":{"rendered":"Shirka Ruushka &#038; Afrika Oo Maanta Furmay"},"content":{"rendered":"<p>St.Petersburg (Arabsiyo) &#8211; Magaalada St.Petersburg ee dalka Ruushka, waxa Khamiista Maanta ka furmay Shirka Ruushka iyo Afrika.<\/p>\n<p>Shirkan oo uu Madaxweyne Putin ku marti-qaaday Hoggaamiyeyaasha Dalalka Afrika, ayaa waxa lagaga wada-hadlayaa xidhiidhka Ruushka iyo Afrika, waxaanu Putin doonayaa inuu soo dhaweysto Dawladaha Afrika.<\/p>\n<p>Sidaa awgeed, madaxda Dalalka Afrika ee shirkaa ka qayb-galay waxa ka mid ah Raysal-wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed.<\/p>\n<p>Raysal-wasare Abiy Axmed, ayaa ka hadlay sida uu shirkaa ugu soo dhaweeyay Madaxweyne Vladimir Putin, waxaanu yidhi &#8220;Madaxweyne Vladimir Putin, waad ku mahadsan tahay soo dhawaynta diirran iyo wada hadalka hufan ee aynu yeelanay. Waxaan sii wadi doonaa horumarinta xidhiidhka laba geesoodka ah iyo iskaashiga dhaqaale ee aynu leenahay Itoobiya iyo Ruushka..&#8221;<\/p>\n<p>Abiy Axmed waxa kale oo uu sheegay &#8220;Waxaan uga mahadcelinayaa Madaxweyne Vladimir Putin soo dhaweynta iyo wada xaajoodka cad. Annagoo ka duulayna xidhiidhka taariikheed ee naga dhexeeya..&#8221; ayuu hadalkiisa raaciyey<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>St.Petersburg (Arabsiyo) &#8211; Magaalada St.Petersburg ee dalka Ruushka, waxa Khamiista Maanta ka furmay Shirka Ruushka iyo Afrika. Shirkan oo uu Madaxweyne Putin ku marti-qaaday Hoggaamiyeyaasha Dalalka Afrika, ayaa waxa lagaga wada-hadlayaa xidhiidhka Ruushka iyo Afrika, waxaanu Putin doonayaa inuu soo dhaweysto Dawladaha Afrika. Sidaa awgeed, madaxda Dalalka Afrika ee shirkaa ka qayb-galay waxa ka mid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":72740,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72739","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/IMG-20230727-WA0003.jpg?fit=960%2C651&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iVd","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72739","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72739"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72739\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72741,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72739\/revisions\/72741"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/72740"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72739"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72739"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72739"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}