{"id":72737,"date":"2023-07-25T20:11:00","date_gmt":"2023-07-25T20:11:00","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72737"},"modified":"2023-07-25T20:11:00","modified_gmt":"2023-07-25T20:11:00","slug":"baanka-dhexe-oo-hargeysa-ku-qabtay-shir-lagu-qiimaynayo-waxqabadka-lixdii-bilood-ee-la-soo-dhaafay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/07\/25\/baanka-dhexe-oo-hargeysa-ku-qabtay-shir-lagu-qiimaynayo-waxqabadka-lixdii-bilood-ee-la-soo-dhaafay\/","title":{"rendered":"Baanka Dhexe Oo Hargeysa Ku Qabtay Shir Lagu Qiimaynayo Waxqabadka Lixdii Bilood Ee La Soo Dhaafay"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Baanka dhexe ee Somaliland, ayaa Maanta Magaalada Hargeysa ka furay Shir lagu darsayo Waxyaabihii Baanka u qabsoomay lixdii bilood ee sanadkan ugu horreeyay.<\/p>\n<p>Shirkan waxa ka qayb-galay Madaxda ugu sarraysa Baanka dhexe, sida Guddoomiyaha Baanka dhexe Eng. Cali, Agaasimaha guud ee Baanka Maxamed Qaasim iyo Agaasime-waaxeedyada Baanka dhexe.<\/p>\n<p>Ugu horrayn, waxa halkaa ka hadlay Agaasimaha waaxda Qorshaynta ee Baanka dhexe Xamse Xuseen Muuse iyo Agaasimaha Waaxda Xidhiidhka iyo Warbaahinta Mukhtaar Cumar Cali, waxayna faahfaahin ka bixiyeen ujeeddada Shirka.<\/p>\n<p>Waxa kale oo halkaa ka hadlay Agaasimaha guud ee Baanka dhexe Maxamed Qaasim, waxaanu tilmaamay ahmiyadda ay leedahay in la yeesho qorshe lagu shaqeeyo.<\/p>\n<p>Waxa kale oo furitaanka Shirka ka hadlay Guddoomiye ku-xigeenka Baanka dhexe Cabdiraxmaan Maxamed.<\/p>\n<p>Gebogabadiina waxa halkaas khudbad muhiim ah ka soo jeediyey Guddoomiyaha Baanka dhexe Eng. Cali Cabdillaahi Daahir<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Baanka dhexe ee Somaliland, ayaa Maanta Magaalada Hargeysa ka furay Shir lagu darsayo Waxyaabihii Baanka u qabsoomay lixdii bilood ee sanadkan ugu horreeyay. Shirkan waxa ka qayb-galay Madaxda ugu sarraysa Baanka dhexe, sida Guddoomiyaha Baanka dhexe Eng. Cali, Agaasimaha guud ee Baanka Maxamed Qaasim iyo Agaasime-waaxeedyada Baanka dhexe. Ugu horrayn, waxa halkaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":72433,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72737","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/xil-wareejinta-Agaasimaha-Guud-ee-Baanka-Dhexe-7.jpg?fit=696%2C392&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iVb","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72737","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72737"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72737\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72738,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72737\/revisions\/72738"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/72433"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72737"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72737"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72737"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}