{"id":72733,"date":"2023-07-25T20:06:07","date_gmt":"2023-07-25T20:06:07","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72733"},"modified":"2023-07-25T20:06:07","modified_gmt":"2023-07-25T20:06:07","slug":"somaliland-oo-ka-hadashay-sababta-hayadda-msf-uga-baxday-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/07\/25\/somaliland-oo-ka-hadashay-sababta-hayadda-msf-uga-baxday-laascaanood\/","title":{"rendered":"Somaliland Oo Ka Hadashay Sababta Hay&#8217;adda MSF Uga Baxday Laascaanood"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay sababta Hay&#8217;adda dhakhaatiirta aan xuduudka lahayn ee MSF uga baxday Magaalada Laascaanood.<\/p>\n<p>War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland, ayaa lagu sheegay in Hay&#8217;addu ka baxday Laascaanood, ka dib markii Maleeshiyaadka Huwantu ay saldhigyo ka dhigteen Cisbitaallada Laascaanood.<\/p>\n<p>War-saxaafadeedkaas ayaa u qornaa sidan &#8220;Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland, waxay si adag u cambaaraynaysaa xadgudubyada ka dhanka ah xuquuqul insaanka ee ay ku kacayaan kooxaha huwanta ah ee ku dagaallamaya Laascaanood lixdii bilood ee u dambeeyay.<\/p>\n<p>Xadgudubyadan foosha xun ee ka dhanka ah xuquuqul insaanka ayaa dhibaato loogu geystay dad rayid ah.<\/p>\n<p>Tallaabooyinkani kaliya kuma xadgudbaan sharciga caalamiga ah ee bini&#8217;aadantinimada, laakiin sidoo kale waxay wiiqayaan dadaallada nabadda iyo xasilloonida.<\/p>\n<p>Xadgudubyada xuquuqul insaanka ee ay gaysteen maleeshiyaadku waa kuwo aad looga walaaco. Waxay si ula kac ah saldhigyo ciidan oo ay leeyihiin ka samaynayaan xarumaha danta guud sida Cisbitaalada, iskuulada, xarumaha dowladda, iyo meelaha kale ee muhiimka ah.<\/p>\n<p>Falalkani kaliya kuma xadgudbaan xuquuqul insaanka aasaasiga ah ee waxay sidoo kale jabinayaan sharciga caalamiga ah.<\/p>\n<p>Falalkan sharci darrada ah ayaa sababay in hay\u2019adaha caalamiga ah ay ku qasbanaadaan inay joojiyaan shaqada.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda MSF International ayaa shalay ku dhawaaqday inay joojinayso hawlihii ay ka waday magaalada Laascaanood, kaddib markii ay cisbitaalladu noqdeen goobo militeri.<\/p>\n<p>Xad-gudubyada joogtada ah ee ay geysanayaan maleeshiyaadka huwanta ah ee ku sugan Laascaanood ayaa saamayn ballaaran ku leh nabadda iyo xasilloonida Laascaanood.<\/p>\n<p>Awood la&#8217;aanta wax ka qabashada xadgudubyadan xuquuqul insaanka waxay wiiqaysaa kalsoonida bulshada waxayna caqabad ku noqotaa dadaallada loogu jiro nabadda mustaqbalka fog.<\/p>\n<p>Si looga hortago in dhibaato kale dhacdo, waxay dawladda Somaliland faraysaa in maleeshiyaadku ay ciidamadooda kala baxaan xarumaha danta guud iyo magaalada Laascaanood oo dhan.&#8221;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay sababta Hay&#8217;adda dhakhaatiirta aan xuduudka lahayn ee MSF uga baxday Magaalada Laascaanood. War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland, ayaa lagu sheegay in Hay&#8217;addu ka baxday Laascaanood, ka dib markii Maleeshiyaadka Huwantu ay saldhigyo ka dhigteen Cisbitaallada Laascaanood. War-saxaafadeedkaas ayaa u qornaa sidan &#8220;Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland, waxay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":40865,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72733","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/wasiirka-cadaalada.png?fit=336%2C343&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iV7","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72733","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72733"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72733\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72734,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72733\/revisions\/72734"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40865"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72733"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72733"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72733"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}