{"id":72725,"date":"2023-07-24T16:34:17","date_gmt":"2023-07-24T16:34:17","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72725"},"modified":"2023-07-24T16:36:23","modified_gmt":"2023-07-24T16:36:23","slug":"hayad-bixin-jirtay-adeegyo-caafimaad-oo-ka-baxday-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/07\/24\/hayad-bixin-jirtay-adeegyo-caafimaad-oo-ka-baxday-laascaanood\/","title":{"rendered":"Hay&#8217;ad Bixin Jirtay Adeegyo Caafimaad Oo Ka Baxday Laascaanood"},"content":{"rendered":"<p>Laascaanood (Arabsiyo) &#8211; Hay&#8217;adda dhakhaatiirta aan Xuduudda lahayn ee MSF, ayaa sheegtay inay ka baxayso Magaalada Laascaanood oo ay hawlo caafimaad ka wadday Cisbitaallada ku yaalla<\/p>\n<p>Tallaabadan ayaa Hay&#8217;addu ku sababaysay xaaladda amni ee Magaaladaasi oo sii xumaanaya, maaddaama oo ay Maleeshiyaadka ku sugan ay weerarro la beegsadaan Ciidamada Qaranka Somaliland, kuwaasi oo iyaguna iska difaaca.<\/p>\n<p>Hay&#8217;adda ayaa sheegtay in aanay hadda ka dib awoodin inay ka sii shaqayso halkaasi, taasi oo ka dhigan in adeegyadii Caafimaad ee ay bixin jirtay meesha ka bixi doonaan.<\/p>\n<p>Cisbitaalka ayaa guud ee Laascaanood oo xarun u ahaa Hay&#8217;adda MSF, ayaa dhibaato ka soo gaadhay dagaalka Muddada dheer ka socda Laascaanood.<\/p>\n<p>&#8220;Waan ka xunahay in nalagu qasbay in aan joojino taageeradayada caafimaad, annaga oo og in tani ay saameyn ku yeelan doonto helitaanka dadka ee daryeelka caafimaad ee muhiimka ah &#8211; kaas oo ay horay u wiiqeen iskahorimaadyada socda..&#8221; ayuu yidhi Dana Krause, wakiilka MSF ee Somaliland.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Laascaanood (Arabsiyo) &#8211; Hay&#8217;adda dhakhaatiirta aan Xuduudda lahayn ee MSF, ayaa sheegtay inay ka baxayso Magaalada Laascaanood oo ay hawlo caafimaad ka wadday Cisbitaallada ku yaalla Tallaabadan ayaa Hay&#8217;addu ku sababaysay xaaladda amni ee Magaaladaasi oo sii xumaanaya, maaddaama oo ay Maleeshiyaadka ku sugan ay weerarro la beegsadaan Ciidamada Qaranka Somaliland, kuwaasi oo iyaguna iska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":72727,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72725","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/download.png?fit=310%2C163&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iUZ","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72725","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72725"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72725\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72726,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72725\/revisions\/72726"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/72727"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72725"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72725"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72725"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}