{"id":72719,"date":"2023-07-24T16:28:49","date_gmt":"2023-07-24T16:28:49","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72719"},"modified":"2023-07-24T16:28:49","modified_gmt":"2023-07-24T16:28:49","slug":"xukuumadda-oo-ka-hadashay-waxay-doorashada-faratoon-uga-dhigan-tahay-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/07\/24\/xukuumadda-oo-ka-hadashay-waxay-doorashada-faratoon-uga-dhigan-tahay-somaliland\/","title":{"rendered":"Xukuumadda Oo Ka Hadashay Waxay Doorashada Faratoon Uga Dhigan Tahay Somaliland"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay ahmiyadda Doorashada Guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiillad Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) u leedahay Midnimada Somaliland iyo in Gobolka Sool Nabaddiisa laga shaqeeyo.<\/p>\n<p>Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) oo khudbad ka jeediyey Casuumad uu Maanta Wasiirka Arrimaha Gudaha Maxamed Kaahin u sameeyay Faratoon, ayaa sheegay In doorashada Faratoon la micno tahay in Somaliland ka hor tagtay in Laascaanood ka tagto Somaliland isla-markaana ay Gacanta ku sii adkaysatay.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in Guddoomiye Faratoon uu Hormood u noqon doono dedaallada Nabad ku soo dabbaalidda Laascaanood, isagoo Shacabka ka codsaday in qof walba doorkiisa ka qaato sidii dadka Laascaanood loo soo dhaweyn lahaa.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay ahmiyadda Doorashada Guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiillad Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) u leedahay Midnimada Somaliland iyo in Gobolka Sool Nabaddiisa laga shaqeeyo. Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) oo khudbad ka jeediyey Casuumad uu Maanta Wasiirka Arrimaha Gudaha Maxamed Kaahin u sameeyay Faratoon, ayaa sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":72709,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72719","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/119765000_266a2d17-fed9-4c33-abb5-c9b490c2b627.jpg?fit=800%2C450&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iUT","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72719","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72719"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72719\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72720,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72719\/revisions\/72720"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/72709"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72719"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72719"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72719"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}