{"id":72692,"date":"2023-06-18T17:05:44","date_gmt":"2023-06-18T17:05:44","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72692"},"modified":"2023-06-18T17:05:44","modified_gmt":"2023-06-18T17:05:44","slug":"madaxweynaha-jabuuti-oo-dhexdhexaadinaya-dhinacyada-ku-dagaalamaya-suudaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/06\/18\/madaxweynaha-jabuuti-oo-dhexdhexaadinaya-dhinacyada-ku-dagaalamaya-suudaan\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Jabuuti Oo Dhexdhexaadinaya Dhinacyada Ku Dagaalamaya Suudaan"},"content":{"rendered":"<p>Jabuuti (Arabsiyo) &#8211; Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa khadka telefoonka kula hadlay hoggaamiyaha milatariga xukuma dalka Suudaan, Cabdulfataax al-Burhaan.<\/p>\n<p>Wicitaankan ayaa waxaa uu ku soo beegmayaa maalmo ka dib, shir madaxeedka 14-aad ee Ururka IGAD oo ka dhacay dalka Jabuuti.<\/p>\n<p>Labada hoggaamiye ayaa waxay ka wada hadleen xaaladihii ugu danbeyay ee dalka Suudaan, sida dagaallada maalmihii ugu dambeeyay dalkaas ka jiray ee sababay barakaca dadka shacabka ah.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jabuuti oo hadda ah Guddoomiyaha urur-goboledka IGAD, ayaa isaga oo fursaddan ka faa&#8217;iideysanaya waxa uu labada dhinac ee ku dagaallamaya Suudaan ugu baaqay inay nabad iyo wada hadal ku dhameeyaan xiisadda, una hoggaansamaan dhexdhexaadinta uu ururku wado.<\/p>\n<p>Madaxweyne Geelle ayaa ka mid ah afarta Madaxweyne ee IGAD ka tirsan ee loo xil saaray wax ka qabashada dhibaatada Suudaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jabuuti (Arabsiyo) &#8211; Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa khadka telefoonka kula hadlay hoggaamiyaha milatariga xukuma dalka Suudaan, Cabdulfataax al-Burhaan. Wicitaankan ayaa waxaa uu ku soo beegmayaa maalmo ka dib, shir madaxeedka 14-aad ee Ururka IGAD oo ka dhacay dalka Jabuuti. Labada hoggaamiye ayaa waxay ka wada hadleen xaaladihii ugu danbeyay ee dalka Suudaan, sida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":30927,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72692","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/geele.jpg?fit=544%2C414&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iUs","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72692","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72692"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72692\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72693,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72692\/revisions\/72693"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30927"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72692"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72692"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72692"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}