{"id":72653,"date":"2023-06-15T17:47:22","date_gmt":"2023-06-15T17:47:22","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72653"},"modified":"2023-06-15T17:47:22","modified_gmt":"2023-06-15T17:47:22","slug":"boris-johnson-oo-lagu-helay-inuu-marin-habaabiyay-baarlamaanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/06\/15\/boris-johnson-oo-lagu-helay-inuu-marin-habaabiyay-baarlamaanka\/","title":{"rendered":"Boris Johnson Oo Lagu Helay Inuu Marin-habaabiyay Baarlamaanka"},"content":{"rendered":"<p>UK (Arabsiyo) &#8211; Warbixin ay soo saareen mudanayaasha baarlamaanka UK ayaa lagu sheegay in ra\u2019iisul-wasaarihii hore Boris Johnson uu si badheedh ah u marin habaabiyay golaha baarlamaanka arinta la xidhiidha xaflad lagu qabtay aqalka dowladda looga taliya ee 10 Down street intii lagu gida jiray xayiraaddii Covid-19<\/p>\n<p>Guddi xildhibaano ah oo arintaasi loo saaray ayaa sheegay inay ku talin lahaayeen in Johnson laga joojiyo Aqalka Baarlamaanka muddo 90 maalmood ah<\/p>\n<p>Guddigu Waxa ay sheegen in uu si badheedh ah u marin habaabiyay golaha, waxayna ku eedeeyeen in uu ku lug lahaa olole xadgudub iyo isku day ah in uu u cagajugleeyay guddiga<\/p>\n<p>Sidoo kale, guddigu waxaa ay soo jeediyeen Raysal-wasaare hore aanu helin kaadhka u ogolaanaya in xildhibaanadii hore ay galaan Baarlamaanka marka ay baarlamaanka ka tagaan.<\/p>\n<p>Toddobaadkii hore Johnson wuxuu iska casilay xubinimada baarlamaanka ee xisbiga Tory, ka dib markii si hordhac ah loogu sii sheegay warbixinta guddiga ee maanta soo baxday .<\/p>\n<p>Johnson waxa uu qirtay inuu marin habaabiyay baarlamaanka, balse wuu diiday inuu si ula kac ah ama taxadar la&#8217;aan ah.<\/p>\n<p>Qoraal kulul oo uu soo saaray ayuu ku dhaleeceeyay guddiga oo uu ku sheegay in ujeedkoodu ahaa in danmbi lagu helo iyada oo aan la eegin xaqiiqada jirta.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>UK (Arabsiyo) &#8211; Warbixin ay soo saareen mudanayaasha baarlamaanka UK ayaa lagu sheegay in ra\u2019iisul-wasaarihii hore Boris Johnson uu si badheedh ah u marin habaabiyay golaha baarlamaanka arinta la xidhiidha xaflad lagu qabtay aqalka dowladda looga taliya ee 10 Down street intii lagu gida jiray xayiraaddii Covid-19 Guddi xildhibaano ah oo arintaasi loo saaray ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":72654,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72653","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/download-22.jpeg?fit=225%2C225&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iTP","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72653","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72653"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72653\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72655,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72653\/revisions\/72655"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/72654"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72653"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72653"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72653"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}