{"id":72650,"date":"2023-06-15T17:44:41","date_gmt":"2023-06-15T17:44:41","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72650"},"modified":"2023-06-15T17:44:41","modified_gmt":"2023-06-15T17:44:41","slug":"australia-iyo-ruushka-oo-is-haysta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/06\/15\/australia-iyo-ruushka-oo-is-haysta\/","title":{"rendered":"Australia Iyo Ruushka Oo Is Haysta"},"content":{"rendered":"<p>Australia (Arabsiyo) &#8211; Dawladda Australia, ayaa ka hor istaagtay in Ruushku uu safaarad cusub ka dhisto meel u dhow xarunta aarlamaankeeda, sababo la xidhiidha khatar basaasnimo oo kaga timaadda Ruushka.<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisul-wasaare Anthony Albanese ayaa sheegay in hay&#8217;adaha sirdoonku ay siiyeen &#8220;talo amni oo cad&#8221; oo ku saabsan tallabadaas.<\/p>\n<p>Sharciyo si gaar ah loo diyaariyey si loo joojiyo dhismaha ayaa si degdeg ah loo ansixiyay maanta, ka dib markii isku dayo sharci oo hore oo lagu joojinayo dhismaha Canberra uu fashilmay.<\/p>\n<p>Sharciyada cusub ma saameeyn doonaan safaaradda Moscow ee hadda, sharcigaasi wuxuu haystaa taageerada xisbiyada.<\/p>\n<p>Sharciga cusub ayaa sidoo kale qiraya in Ruushka laga yaabo inuu u qalmo magdhow lacageed.<\/p>\n<p>Diblomaasi Ruush ah ayaa u sheegay wakaaladda wararka ee AFP in &#8220;safaaraddu ay raadinayso la talin sharci&#8221; ka dib ku dhawaaqista go&#8217;aankan.<\/p>\n<p>Xidhiidhka u dhaxeeya Austarlia &amp; Ruushka ayaa xumaaaday, kadib duulaankii Ukraine.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Australia (Arabsiyo) &#8211; Dawladda Australia, ayaa ka hor istaagtay in Ruushku uu safaarad cusub ka dhisto meel u dhow xarunta aarlamaankeeda, sababo la xidhiidha khatar basaasnimo oo kaga timaadda Ruushka. Ra&#8217;iisul-wasaare Anthony Albanese ayaa sheegay in hay&#8217;adaha sirdoonku ay siiyeen &#8220;talo amni oo cad&#8221; oo ku saabsan tallabadaas. Sharciyo si gaar ah loo diyaariyey si [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":72651,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72650","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/images-23.jpeg?fit=300%2C168&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iTM","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72650","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72650"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72650\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72652,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72650\/revisions\/72652"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/72651"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72650"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72650"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72650"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}