{"id":72634,"date":"2023-06-12T16:10:09","date_gmt":"2023-06-12T16:10:09","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72634"},"modified":"2023-06-12T16:10:45","modified_gmt":"2023-06-12T16:10:45","slug":"raysal-wasaarihii-talyaaniga-oo-geeriyooday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/06\/12\/raysal-wasaarihii-talyaaniga-oo-geeriyooday\/","title":{"rendered":"Raysal-wasaarihii Talyaaniga Oo Geeriyooday"},"content":{"rendered":"<p>Talyaniga (Arabsiyo) &#8211; Raysal-wasaarihii hore ee Talyaaniga, Silvio Berlusconi oo eedaymo ku saabsan fadeexado galmo iyo musuqmaasuq ka soo kacay ayaa ku geeriyooday da&#8217;da 86 jir.<\/p>\n<p>Wuxuu ku dhintay Cisbitaalka magaalada Milan ee San Raffaele sida lagasoo xigtay warbaahinta Talyaaniga.<\/p>\n<p>Bishii April ee sannadkaan ayaa Silvio laga daweeyay caabuq kaga dhacay sambabka kaas oo ka dhashay nooc ka mid ah kansarka oo aan la shaacin.<\/p>\n<p>Ganacsadahan horumaray ayaa markii u horrreysay qabtay xafiiska ugu sareeya Talyaaniga sannadkii 1994, wuxuuna soo hoggaamiyey afar dawladood tan iyo sannadkii 2011.<\/p>\n<p>Wuxuu hoggaaminayay xisbiga midigta dhexe ee Forza kaas oo isbahaysi la galay raysal wasaare Giorgia Meloni ka dib doorashooyinkii sebtembar, markii loo doortay aqalka sare ee Talyaaniga.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talyaniga (Arabsiyo) &#8211; Raysal-wasaarihii hore ee Talyaaniga, Silvio Berlusconi oo eedaymo ku saabsan fadeexado galmo iyo musuqmaasuq ka soo kacay ayaa ku geeriyooday da&#8217;da 86 jir. Wuxuu ku dhintay Cisbitaalka magaalada Milan ee San Raffaele sida lagasoo xigtay warbaahinta Talyaaniga. Bishii April ee sannadkaan ayaa Silvio laga daweeyay caabuq kaga dhacay sambabka kaas oo ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":72635,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72634","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/methode_times_prod_web_bin_5b751294-5f59-11ec-aa95-09743a5edefd.jpg?fit=1300%2C1625&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iTw","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72634","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72634"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72634\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72637,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72634\/revisions\/72637"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/72635"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72634"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72634"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72634"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}