{"id":72615,"date":"2023-06-10T16:48:39","date_gmt":"2023-06-10T16:48:39","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72615"},"modified":"2023-06-10T16:48:39","modified_gmt":"2023-06-10T16:48:39","slug":"soomaaliya-al-shabaab-oo-weerartay-huteel-ku-yaalla-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/06\/10\/soomaaliya-al-shabaab-oo-weerartay-huteel-ku-yaalla-muqdisho\/","title":{"rendered":"Soomaaliya: Al-shabaab Oo Weerartay Huteel Ku Yaalla Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (Arabsiyo) &#8211; Ciidamada\u00a0Booliiska Soomaaliya, ayaa sheegay in 9\u00a0 qof ay ku geeriyoodeen weerar koox hubaysan oo ka tirsanaa Al-shabaab ay Xalay ku qaadeen hotel Pearl Beach oo ku yaalla xeebta Liido ee Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Qoraal rasmi ah oo kasoo baxay taliska ciidanka booliiska, ayaa lagu sheegay in dadka geeriyooday ay kala yihiin, 6 shacab ah iyo saddex askari oo ka tirsanaa ciidanka.<\/p>\n<p>Ciidanka Booliisku waxay kale oo sheegeen in toban qof ay ku dhaawacmeen weerarka. Waxay sidoo kale sheegeen inay soo badbaadiyeen 84 qof oo shacab ah, kuwaas oo ku go\u2019doonsanaa hotelka la weeraray.<\/p>\n<p>Warbixinta booliiska waxaa lagu sheegay in howlgalka lasoo afjaray, ayna dowladdu fashilisay qorshihii Al-shabaab ay ku doonayeen inay dad badan ku laayaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (Arabsiyo) &#8211; Ciidamada\u00a0Booliiska Soomaaliya, ayaa sheegay in 9\u00a0 qof ay ku geeriyoodeen weerar koox hubaysan oo ka tirsanaa Al-shabaab ay Xalay ku qaadeen hotel Pearl Beach oo ku yaalla xeebta Liido ee Magaalada Muqdisho. Qoraal rasmi ah oo kasoo baxay taliska ciidanka booliiska, ayaa lagu sheegay in dadka geeriyooday ay kala yihiin, 6 shacab [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":72616,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72615","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/download-14.jpeg?fit=275%2C183&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iTd","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72615","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72615"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72615\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72617,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72615\/revisions\/72617"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/72616"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72615"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72615"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72615"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}