{"id":72598,"date":"2023-06-09T17:21:07","date_gmt":"2023-06-09T17:21:07","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72598"},"modified":"2023-06-09T17:21:07","modified_gmt":"2023-06-09T17:21:07","slug":"golaha-sare-ee-islaamka-itoobiya-oo-ka-hadlay-masaajiddo-la-dumiyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/06\/09\/golaha-sare-ee-islaamka-itoobiya-oo-ka-hadlay-masaajiddo-la-dumiyey\/","title":{"rendered":"Golaha Sare Ee Islaamka Itoobiya Oo Ka Hadlay Masaajiddo La Dumiyey"},"content":{"rendered":"<p>Addis Ababa (Arabsiyo) &#8211; Golaha sare ee arrimaha Islaamka ee Itoobiya, ayaa sheegay in 22 masaajid oo ku yaalla maamulka magaalada Sheger ee gobolka Oromada la burburiyay, sababo la xidhiidha \u201ciyagoo loo dhisay qorshe la\u2019aan iyo sharci la\u2019aan\u201d.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa laga codsaday gobolka in laga keeno &#8220;xal deg deg ah, taasoo ku saabsan dhammaan su&#8217;aalaha masaajidada dadka Mslimiinta ah&#8221;.<\/p>\n<p>Wafti uu hoggaaminayo Sheekh Xaaji Ibraahim Tufa, oo ah gudoomiyaha Golaha Sare ee arimaha Islaamka Itoobiya, ayaa maanta oo taariikhda Itoobiya tahay 01\/06\/2015 la hadlay madaxa deegaanka Oromada, Shimelis Cabdisa. Wuxuu soo saaray bayaan.<\/p>\n<p>Waxaa la sheegay in wada hadal socday muddo shan saacadood ah lala yeeshay madaxa dawladda, kuwaasoo ku saabsanaa burburinta masaajidda magaalada Sheger ee gobolka Oromada ee ku xeeran magaalada Addis Ababa.<\/p>\n<p>Wuxuu xusay in doodda ay goob joog ka ahaayeen xubnaha Golaha Sare ee hay\u2019adaha diinta ee ismaamulka Oromiya, iyo waliba madaxda sare ee Oromiya.<\/p>\n<p>Golaha sare ee arrimaha islaamka ee Itoobiya iyo shucuubta Muslimka ah, ayaa waxay taageersan yihiin &#8220;casriyeynta, horumarka iyo koboca&#8221; meel kasta oo dalka ka mid ah.<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Addis Ababa (Arabsiyo) &#8211; Golaha sare ee arrimaha Islaamka ee Itoobiya, ayaa sheegay in 22 masaajid oo ku yaalla maamulka magaalada Sheger ee gobolka Oromada la burburiyay, sababo la xidhiidha \u201ciyagoo loo dhisay qorshe la\u2019aan iyo sharci la\u2019aan\u201d. Arrintan ayaa laga codsaday gobolka in laga keeno &#8220;xal deg deg ah, taasoo ku saabsan dhammaan su&#8217;aalaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":72599,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72598","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/download-12.jpeg?fit=179%2C282&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iSW","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72598","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72598"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72598\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72600,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72598\/revisions\/72600"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/72599"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72598"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72598"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72598"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}