{"id":72592,"date":"2023-06-09T17:11:32","date_gmt":"2023-06-09T17:11:32","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72592"},"modified":"2023-06-09T17:11:32","modified_gmt":"2023-06-09T17:11:32","slug":"is-rasaasayn-ka-dhacday-magaalada-garoowe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/06\/09\/is-rasaasayn-ka-dhacday-magaalada-garoowe\/","title":{"rendered":"Is-rasaasayn Ka Dhacday Magaalada Garoowe"},"content":{"rendered":"<p>Garoowe (Arabsiyo) &#8211; Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhaawacantay kadib iskahorimaad dhexmary ciidanka Ammaanka iyo rag hubeeysan magaalada Garowe<\/p>\n<p>Iska hor-imaadka ayaa waxaa la sheegayaa inuu dhexmaray ciidanka Booliska iyo rag hubaysan oo lala xiriirinayo maandooriyaha Khamriga.<\/p>\n<p>Ciidanka boolsika ayaa kudaba joogay gaari aan Taargo lahayn si ay u qabtaan, waxaana markaasi bilwoday iska hor-imaadka dhexmaray raggan lala xiriirinayo maandooriyaha iyo ciidanka Booliska.<\/p>\n<p>Amniga Magaalada Garoowe, ayaan fiicnayn Maalmihii la soo dhaafay, ka dib markii khilaaf ku saabsan doorashada deegaanku yimid.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Garoowe (Arabsiyo) &#8211; Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhaawacantay kadib iskahorimaad dhexmary ciidanka Ammaanka iyo rag hubeeysan magaalada Garowe Iska hor-imaadka ayaa waxaa la sheegayaa inuu dhexmaray ciidanka Booliska iyo rag hubaysan oo lala xiriirinayo maandooriyaha Khamriga. Ciidanka boolsika ayaa kudaba joogay gaari aan Taargo lahayn si ay u qabtaan, waxaana markaasi bilwoday iska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":72593,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72592","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/garoowe.jpg?fit=640%2C353&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iSQ","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72592","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72592"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72592\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72594,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72592\/revisions\/72594"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/72593"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72592"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72592"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72592"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}